Sign in to follow this  
General Duke

Geedi concedes he does not have the support of the Parliment

Recommended Posts

RW Geedi oo sheegay in aanu ka dagi doonin xilka xitaa hadii waqtigiisa uu dhamaado

 

Click here to find this article in English

Shabelle airs news in English

Mogadishu 15, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Iyadoo cirka uu isku sii shareerayo ismari waaga u dhaxeeya madaxda sar sare ee dowladda KMG ah ayaa Ra'isulwasaare Geedi waxa uu sheegay in uu aad uga xun yahay khilaafka ay isku dayeen in xukuumaddiisa ay ku sameeyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.

Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Cali Max'ed Geedi

 

Geedi oo u waramayay Sharqal Awsat ayaa waxa uu sheegay in uu ku hanweyn yahay in xilkiisa uu sii hayo, isagoo intaasi raaciyay in aanu jagada Ra'isulwasaare nimo ka dagi doonin xitaa haddii ay dhamaato mudada xukuumaddiisa.

 

Geedi ayaa waxa uu sheegay in wasiirada ku riixaya in uu kalsooni weydiisto golaha Baarlamanka uu hunguri ka hayo xilkiisa Ra'isulwasaare nimo waa sida uu hadalka u dhigay, iyagoo doonaya in jagadaasi ay qabtaan haddii uu isaga waayo xilkaasi.

 

Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli Ra'isulwasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha dowlada KMG ah khilaafkooda uu ku fidey golayaasha dowladda KMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this