Sign in to follow this  
General Duke

Puntland Interior Ministry welcomes Salah N. Donyale's effort

Recommended Posts

IMG_0603.jpg

 

Gen: Ilkajiir waan soo dhoweynaynaa wax qabadka Saalax Nuur Doonyaale & Ida News/Articles

 

Warsaxaafadeed duhurnimadii maanta laga soo saaray Xafiiska Wasiirka

Arrimaha Gudaha, D/hoose & Horumarinta Reer Miyiga Dowlada Puntland

Gen: Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa lagu sheegay in uu Wasiirku soo dhoweynayo dadaalka uu Saalax Doonyaale ku doonayo inuu idaacad kaga hirgeliyo Deegaanda Puntland gaar ahaan kuwa Maakhir.

 

Warsaxaafadeedkaas oo uu ku saxiixnaa Xoghaynta Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Axmed Ismaciil (Shiine)

ayaa lagu cadeeyey sida ay uga go’antahay Wasiirku inuu gacan ku siiyo

cidkasta oo doonaysa inay Gobolka horumar ku soo kordhiso dhinackasta

ha noqotee waxaana lagu cadeeyey qoraalkaas inay jirto baahi weyn oo uu

Gobolku u qabay idaacad maadama aanu horay u lahaan jirin.

 

Dhanka kale Warsaxaafadeedkaas ayaa lagu xusay in Wasiirku rajaynayo in idaacadaasi noqoto mid gacan ka geysta Arrimaha Wacyigelinta Bulshada ku dhaqan Deegaanda Sanaag ee dhinacyada Amniga,

Xaalufinta Deegaanka, Burcadbadeed, Arrimaha Bulshada & hagaajinta kaabayaasha dhaqaalaha looguna burin lahaa bulshada Deegaandaasi sidii

ay ula iman lahaayeen waxqabad dhab ah & iskuduubni fiican.

 

Warsaxaafadeedkan ayaa ku soo beegmaya wakhti uu shalay ka degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso Saalax Nuur Doonyaale

oo doonay inuu idaacad ka hirgeliyo Deegaanada Puntland gaar ahaan kuwa

Sanaag waxaana xusid mudan in wakhtigan uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku

suganyahay wadanka dibadiisa oo uu mudo gaaraysa 1 bil ugu maqnaa hawlo

shaqo.

 

allsanaag kala soco dhacdooyinikii & wararkii u dnabeyey.

 

 

allsanaag UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this