Sign in to follow this  
OLOL

Ma La Buubaa Ma La Buubaa

Recommended Posts

OLOL   

Anagoo ciyaal ah aan waxaan ka daba dudi jirnay ninkoo tuugsado oo la dhaho aw-xasan nuur tabaroow, naagtiisa areebo urtooy.

 

waa dhibi jirnay, markastana waa na raacdeeysan jiray. anagoo barxadda iska fadhino oo qabaar daar ah oow na soo kadi jiray - markaasoow mid mid noo qaban jiray oo bogga naga tumi jiray. waxoow si hal qabsi ugu heesi jiray

 

" ma la buubaa , ma la buubaa Xasan dheere aa soo baxee ma la buubaa? "

 

the morale of this lame parable - today the illiterate Qat chewing Somali parliamentarians were thrown out off their comfy and cozy hotel lodgings. Question is where will they be heading to?

 

dhaaxeey qaad ku cuneeyn albergooyinka nairobi oo marba dhinac loo bursaday sharaftana laga baabi'yay. hadaa banaanka boorsooyinkoodii loo soo dhigay? baydhaba ma tegi karaan igaar Xaabsadde la dhaho iyo Indha- Cadde aa ka bursaday. Xamar ma isku soo biimeeyn karaan? Dhalxa barqaa la bireeynaa! Jowhar Snai-Biasa-dii RUM iyo Ginnka sameeyn jirtay waa burburtay?

 

ar intee loo buubaa? Yeey maa Boosaaso loo raacaa?

 

hayaanku ma meel fog baa?

Hilaacu ma beegsabaa?

habeenkii socod miyaa?

harkii ma seexan baa?

waqtigu ma haloosi baa?

ninkii hakaday Baqoolka

Habaaska miyuu dhaxlaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this