QabiilDiid Posted June 25, 2008 Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo sheegay in Soomaaliya loo dhisayo dhawaan dowlad Islaami ah lagana saaraayo dhawaan ciidamada Itoobiyo. Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah madaxa Isbaheysiga dib u xureynta ayaa maanta ka dhawaajiyey in Soomaliya loo dhisaayo dowlad islaami ah oo dalka dhan wada xukunto. Sheikh oo ku noox nuxsaday in ay dhamaatay 4 beelood iyo bar Soomaalidana aysan kala fadli badneen waxii hada ka danbeyana Soomaaliya lagu xukumi doono Shareecada Islmaanka,isagoona ku booriyey soomaalida in ay taageerto nabada si dalka ugu soo noqoto xasiloonidii laga dhaxlay maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Ciidamada Itoobiya waxaa loo qabtay 120 maalin in ay uga baxaan Soomalaiya hadii ay ka bixi wayaana waan la dirirreynaa lakiin aan tusno in aan anaga dagaal wadan ee aan dalkeena xureysaneyna Anga waxaa aduunka nooga istameysan nabad diid marka waa in aan taas iska meernaa ayuu yiri Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah nin dagaal iyo nin nabada jecel oo aan marnaba la ganban hadaladiisa . Diinta Islaamka ma diidana in nabad la qaato oo Nabigeena Naxariis kor kiisa ha ahtee ayaa gaalada heshiis kula galay in uu nabad wax ku dayo isagoona tana sul ka samyey nabinimadiisa markii gaalada ay sheegeen in ayba u aqoonsaneen waxa uu meeshaan ku soo qoray waana la socotiin in taana asxaabta qaar ay qaadan wayeen heshiiskaasi qodobo kamid ah . Si kastaba ha ahtee xiligaan ayaa moodaa in ay isbaheysigii lagu unkay Asmara ay dhabarka isku sii jeedinayaan qolo waliba ay iyadu ku adkeysaneyso in ay ku taagan tahay dariiqa saxda ah Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilenews@yahoo.com ,dayniilecom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 25, 2008 Originally posted by Nayruus: [QB] Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo sheegay in Soomaaliya loo dhisayo dhawaan dowlad Islaami ah lagana saaraayo dhawaan ciidamada Itoobiyo. ...and a politician he is not! The man has signed a parchment declaring he recognizes the TFG, which was the stipulation need to move the farce Djibouti declaration and he now comes to innocent Somalis and tells them "dawlad islaami ayaa dhawaan dhismayso". Does the good Sheikh not know the tidbit that captivated Richard Burton and the earlier European visitors to our land...does he not know the average Somali is more informed then he takes them for? It is dishonesty at its best if he now utters such white lies to his constituency...after he just got done accepting a thing of the contrary! Quote Share this post Link to post Share on other sites