Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: lean cabinet announced 15 ministers...5 deputies

Recommended Posts

Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan..

 

4. januar 2008

Baydhabo(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya,isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya.

 

Wasiirada ilaa hada lamagacaabay ayaa kala ah.

 

1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada.

 

2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka.

 

3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah.

 

4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta.

 

5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta.

 

6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda.

 

7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka.

 

8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta.

 

9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

 

10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska.

 

11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga.

 

12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha.

 

13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga.

 

14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka.

 

15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka.

 

Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan ,ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan..

 

4. januar 2008

Baydhabo (AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya, isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya.

 

Wasiirada ilaa hadda la magacaabay oo 15 wasiir ah ayaa magacyadooda iyo jagooyinkoodu waxay kala yihiin:

 

Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada

Maxamed Cali Xaamud - Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta

C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka

Cali Axmed Jaamac (Jangali) - Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah

Maxamed Cali Saalax - Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta

Maxamed Ibraahim Xaabsade - Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda

Saalim Caliyow Ibrow - Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka

Axmed Cabdisalaan Xaaji - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta

Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

Khadiijo Maxamed Diiriye - Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska

Xuseen Ceelaabe Faahiye - Wasiirka Wasaarada Ganacsiga

Muuse Nuur Aamiin - Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha

Muxidiin Xaaji Ibraahim - Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga

Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka

Nuur Iidoow Beyle - Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka

Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan , ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya.

 

Waxaa harsan oo la filayaa inuu dhawaan ku dhawaaqo Raysalwasaaruhu saddex wasiir iyo ilaa shan wasiir ku xigeen.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha dowladda cusub ee Somalia

 

Yusuf Hassan Mursal

BBC Baidoa

 

Ra'iisul wasaaraha KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen

Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhawaa magaalada Baydhabo ee fadhiga u ah dowladda waxa uu kaga dhawaaqay golihiisa cusub ee dowladda

 

Halkan ka dhegayso

 

ilaa hadda tirada wasiirrada lagu dhawaaqay waxay dhan yihiin 15 wasiir, waxaana ay kala yihiin.

 

Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta.

Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Waxbarashada

Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Garsoorka

Muxidiin Maxamed Xaaji Ibraahim Wasiirka Gaashaandhiga

Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Ganacsiga

Maxamed Cali Xaamud Wasiirka Maaliyadda

Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Gaadiidka

Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda

Cabdirisaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Horumarinta Gobollada iyo Dib u heshiisiinta

Cabdi Maxamed Tarrax Wasiirka Isgaarsiinta

Maxamed Cali Saalax Wasiirka Tamarta

Muuse Nuur Amiin Wasiirka Arrimaha Gudaha

Mustafa Dhuxuloow Wasiirka Beeraha

Nuur Iidoow Beyle Wasiirka Howlaha Guud

Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda

 

My man got the foreign ministry...

A career diplomat, who's father was a top official in the foreign Ministry.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Originally posted by Duke:

Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta.

 

-Horn Afrik media site founder.

Hmmm co-owner of HornAfrique radio station made it to the TFG cabinet... I have no idea about the man's ability but it is ineed a remarkable move to include influencial people...

Share this post


Link to post
Share on other sites

15-wasiir oo lagu dhawaaqay

 

Baydhabo, Somaliya (Calanka.com) 04-Janaayo-2008

 

Raysalwasaaraha Somaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey golahiisa wasiirada, waxaana wasiiradan lagu dhawaaqay tiradoodu gaarayaan 15-wasiir.

 

Wasiirada ilaa hada lamagacaabay ayaa kala ah:

 

1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada.

 

2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka.

 

3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah.

 

4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta.

 

5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta.

 

6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda.

 

7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka.

 

8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta.

 

9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

 

10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska.

 

11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga.

 

12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha.

 

13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga.

 

14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka.

 

15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka.

 

Wasiirada kale ee ka dhiman xukuumada Nuur Cadde ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo maalmaha soo socda.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its not bad, but Buuba has afuture in Somali politics and why would he want to the defeated group or become a provencal official in Hargaysa.

 

Even when Arta was doing bad he stayed to his Somaliweyn roots, the man has my respect. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this