General Duke Posted January 4, 2008 Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan.. 4. januar 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya,isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya. Wasiirada ilaa hada lamagacaabay ayaa kala ah. 1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada. 2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka. 3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah. 4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta. 5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta. 6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda. 7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka. 8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta. 9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. 10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska. 11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga. 12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha. 13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga. 14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka. 15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka. Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan ,ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan.. 4. januar 2008 Baydhabo (AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya, isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya. Wasiirada ilaa hadda la magacaabay oo 15 wasiir ah ayaa magacyadooda iyo jagooyinkoodu waxay kala yihiin: Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada Maxamed Cali Xaamud - Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka Cali Axmed Jaamac (Jangali) - Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah Maxamed Cali Saalax - Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta Maxamed Ibraahim Xaabsade - Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda Saalim Caliyow Ibrow - Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka Axmed Cabdisalaan Xaaji - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Khadiijo Maxamed Diiriye - Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska Xuseen Ceelaabe Faahiye - Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Muuse Nuur Aamiin - Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Muxidiin Xaaji Ibraahim - Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka Nuur Iidoow Beyle - Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan , ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Waxaa harsan oo la filayaa inuu dhawaan ku dhawaaqo Raysalwasaaruhu saddex wasiir iyo ilaa shan wasiir ku xigeen. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 Golaha dowladda cusub ee Somalia Yusuf Hassan Mursal BBC Baidoa Ra'iisul wasaaraha KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhawaa magaalada Baydhabo ee fadhiga u ah dowladda waxa uu kaga dhawaaqay golihiisa cusub ee dowladda Halkan ka dhegayso ilaa hadda tirada wasiirrada lagu dhawaaqay waxay dhan yihiin 15 wasiir, waxaana ay kala yihiin. Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta. Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Waxbarashada Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Garsoorka Muxidiin Maxamed Xaaji Ibraahim Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cali Xaamud Wasiirka Maaliyadda Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Gaadiidka Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda Cabdirisaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Horumarinta Gobollada iyo Dib u heshiisiinta Cabdi Maxamed Tarrax Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Cali Saalax Wasiirka Tamarta Muuse Nuur Amiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Mustafa Dhuxuloow Wasiirka Beeraha Nuur Iidoow Beyle Wasiirka Howlaha Guud Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta. -Horn Afrik media site founder. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 Mustafa Dhuxuloow Wasiirka Beeraha- A young UK resident, former civil servant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda My man got the foreign ministry... A career diplomat, who's father was a top official in the foreign Ministry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 4, 2008 Originally posted by Duke: Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta. -Horn Afrik media site founder. Hmmm co-owner of HornAfrique radio station made it to the TFG cabinet... I have no idea about the man's ability but it is ineed a remarkable move to include influencial people... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 ^^^He is a young dude, but we will see how he performs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 4, 2008 ..another washout! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2008 why so, should Taano have been given a post as Minister for roadblocks? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 5, 2008 15-wasiir oo lagu dhawaaqay Baydhabo, Somaliya (Calanka.com) 04-Janaayo-2008 Raysalwasaaraha Somaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey golahiisa wasiirada, waxaana wasiiradan lagu dhawaaqay tiradoodu gaarayaan 15-wasiir. Wasiirada ilaa hada lamagacaabay ayaa kala ah: 1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada. 2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka. 3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah. 4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta. 5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta. 6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda. 7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka. 8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta. 9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. 10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska. 11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga. 12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha. 13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga. 14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka. 15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka. Wasiirada kale ee ka dhiman xukuumada Nuur Cadde ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo maalmaha soo socda. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 6, 2008 Ohhh ,,, Poor Buubaa I can already see the change in the said cabinate ,,,,, Ohh Yeah ,,, whohooooooooo I KNEW Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 6, 2008 Buuba and the others are looking at the bigger picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 6, 2008 well, all i can expect is him running to Asmara or do a tawbah to join his country. I like the new cabinet if you know what i mean Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 6, 2008 ^^^Its not bad, but Buuba has afuture in Somali politics and why would he want to the defeated group or become a provencal official in Hargaysa. Even when Arta was doing bad he stayed to his Somaliweyn roots, the man has my respect. Quote Share this post Link to post Share on other sites