Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Daawo Qaybtii ugu Xiisaha Badnayd Banaanbixii BUUHOODLE

Recommended Posts

Liibaan   

 

 

Dadweynaha Buuhoodle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal

 

Buuhoodle ( Radio Laascaanood )---Shacabka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ee Gobalka Cayn ayaa soo dhawayay banaanbax balaaran oo maalintii shalay ka dhacay Magaaladas kaa oo lugu tageerayay shirka uga socda deegaanka Bur wadal waxagaradka ka soo jeeda Gobalada SSC.

 

Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen.

 

Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas

 

 

Boocame Online: Dadweynaha Buhoodhle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal

 

Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen.

 

 

Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas

 

 

 

1268514610_clm.jpg

 

buhbb.jpg

 

buh.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaanbax Balaaran oo Lagu Taageeraayo Urur SSC Ayaa Wuxu Ka Dhacay Magaaladda Buuhoodle Daawo Sawirada.

 

Isu soo bax balaaran oo lagu taageerayo shirka isimada gobolada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa maalinimadii shalay waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

 

Isu soo baxan oo lagu tilmaamay kii ugu waynaa ee abid ka dhaca magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaasoo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya.

 

Caleemo qoyan iyo boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo lagu taageerayo shirka isimada SSC oo mudooyinkiii ugu danbeeyay ka socday tuulada Buura Wadal oo u dhaw magaalada Garooowe ee xarunta maamulka goboleedka ee Puntland.

 

Dad waynahan ayaa waxay socod ku soo mareen wadooyinka waa-weyn ee magaalada socod dheer kadibna waxay isugu soo urureen garoonka kubada cagta ee (Xabado Studiom) oo kuyaal duleedka magaalada.

 

Masuuliyiin kala duwan ayaa halkaasi dadkii kasoo qeyb galay kula hadlay iyagoo muujiyay sida ay u taageersan yihiin shirka iyo inuu guuleysto, waxayna ka digeen tafaraaruq iyo kala daad-sanaan ku timaada isimada SSC ee shirka hormuud ka u ah .

 

Haween ku labisan calanka Soomaaliya ayaa waxay soo ban-dhigeen gabayo iyo buraan-bur ay ku taageerayaan shirka iyo waliba midnimada Soomaaliya waxaana jawigu ahaa mid aad u dagan oo dadku ay ku faraxsan yihiin sid ay wax usocdaan.

 

Wariyaha shabakadda dhacdo.com ee magaaladda Buuhoodle Maxamuud Axmed Shire (Qarandoon) ayuu kusoo waramayaa in dadweynaha reer Buuhoodle ay aad u taageersan yihiin Isimadda SSC.

 

Si kastabaha ha’ahaatee waa banaanbixii ugu balaarnaa ee ay soo bandhigaan reer Buuhoodle.

 

Daawo Sawirada

 

 

bu.jpg

 

bu11.jpg

 

bu3.jpg

 

bu5.jpg

 

bu6.jpg

 

bu7.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

mashallah mashallah...reer ayeeyday reer buuhodle 100% way naga fiicanyihiin hadaan reer laascanod nahay. waa dad isku duuban oo ka muuqato sharaf iyo qiirada somalinimo...

 

inshallah we will follow their steps and this would inspire us....

 

ilaahay somali ha isku duubo ameen....

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa

looooooooooool :D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaji, she hates somalidiid-land, and snm militia that attacked her region SSC & city of Laascaanood, and oppressing her people

 

 

She wants to free SSC

 

Markaa xaji, adaa booqa, xasarada iyo qaska ka shaqeeya habeenkii iyo maalintii ee jooji waxa aad wadid

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   
This is not a genuine panic. The political losers are telling people that they are being taken over. The city of Lasanod is more peaceful and progressive than it was under the ousted Puntland government. The clowns beating war drums behind closed doors have realized the only way they can work back into las Anod is by creating civil unrest and by also lying to the people and giving them false sense of hopelessness and creating fear in their hearts in hope that people will react violently and oust Somaliland. That is not going to happen. Sool and E. Sanaag and buhoodle are all part of Somaliland. If anybody needs to go it's those clowns, The Republics' presence is permanent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujahid Red Sea, or Qhalib as he calls himself now, is getting upset. If as you say the secessionist have any power how come they could not stop that demo?

 

Adeer dont waste your energy in seeking to be be loved by people who do not want you..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa

Xaaji, gabadhaasi waxay u sharaxantahay Madaxweynaha ssc!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this