Liibaan Posted March 14, 2010 Dadweynaha Buuhoodle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal Buuhoodle ( Radio Laascaanood )---Shacabka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ee Gobalka Cayn ayaa soo dhawayay banaanbax balaaran oo maalintii shalay ka dhacay Magaaladas kaa oo lugu tageerayay shirka uga socda deegaanka Bur wadal waxagaradka ka soo jeeda Gobalada SSC. Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa. Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen. Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas Boocame Online: Dadweynaha Buhoodhle oo Soo Dhoweeyey Shirka Ka Socda Deegaanka Buura-Wadal Banaanbaaxaa oo lagu tilmaamay in uu ahaa kii ugu balaarnaa ee abid ka dhaca Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaas oo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo boorar ay ku Mujinayeen taageerada ay u hayaan shirkaa. Dadka ku dhaqan Magaalada Buhoodhle ayaa tilmaamay in shirkaa waxagaradka ay wadaan uu yahay midkii Gobalada SSC ay uga bixi lahayeen caburiska ay ku jiraan kasoo kaga imaanaya Maamulka Soomaliland sida ay tilmaameen. Arintaan ayaa ku soo aadaysa xili mudooyinkii ugu danbeeyay ay socdeen dadaalo ay wadaan waxagaradka sida wayn looga qadariyo sedaxda Gobal ee SSC kaasoo ku aadan in ay kaga baxaan cadaadiska ay ku hayaan Maamulka Soomaliland deegaanada ay maamulaan waxaana uu walina uu shirku u socda waxagardkaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 14, 2010 Banaanbax Balaaran oo Lagu Taageeraayo Urur SSC Ayaa Wuxu Ka Dhacay Magaaladda Buuhoodle Daawo Sawirada. Isu soo bax balaaran oo lagu taageerayo shirka isimada gobolada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa maalinimadii shalay waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Isu soo baxan oo lagu tilmaamay kii ugu waynaa ee abid ka dhaca magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka qayb qaadanayay dad wayne kor u dhaafay kumanaan kuwaasoo sitay Calanka buluuga ah ee soomaaliya. Caleemo qoyan iyo boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo lagu taageerayo shirka isimada SSC oo mudooyinkiii ugu danbeeyay ka socday tuulada Buura Wadal oo u dhaw magaalada Garooowe ee xarunta maamulka goboleedka ee Puntland. Dad waynahan ayaa waxay socod ku soo mareen wadooyinka waa-weyn ee magaalada socod dheer kadibna waxay isugu soo urureen garoonka kubada cagta ee (Xabado Studiom) oo kuyaal duleedka magaalada. Masuuliyiin kala duwan ayaa halkaasi dadkii kasoo qeyb galay kula hadlay iyagoo muujiyay sida ay u taageersan yihiin shirka iyo inuu guuleysto, waxayna ka digeen tafaraaruq iyo kala daad-sanaan ku timaada isimada SSC ee shirka hormuud ka u ah . Haween ku labisan calanka Soomaaliya ayaa waxay soo ban-dhigeen gabayo iyo buraan-bur ay ku taageerayaan shirka iyo waliba midnimada Soomaaliya waxaana jawigu ahaa mid aad u dagan oo dadku ay ku faraxsan yihiin sid ay wax usocdaan. Wariyaha shabakadda dhacdo.com ee magaaladda Buuhoodle Maxamuud Axmed Shire (Qarandoon) ayuu kusoo waramayaa in dadweynaha reer Buuhoodle ay aad u taageersan yihiin Isimadda SSC. Si kastabaha ha’ahaatee waa banaanbixii ugu balaarnaa ee ay soo bandhigaan reer Buuhoodle. Daawo Sawirada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 14, 2010 mashallah mashallah...reer ayeeyday reer buuhodle 100% way naga fiicanyihiin hadaan reer laascanod nahay. waa dad isku duuban oo ka muuqato sharaf iyo qiirada somalinimo... inshallah we will follow their steps and this would inspire us.... ilaahay somali ha isku duubo ameen.... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2010 Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 14, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa looooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 14, 2010 Xaji, she hates somalidiid-land, and snm militia that attacked her region SSC & city of Laascaanood, and oppressing her people She wants to free SSC Markaa xaji, adaa booqa, xasarada iyo qaska ka shaqeeya habeenkii iyo maalintii ee jooji waxa aad wadid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted March 14, 2010 Great video. Thanks for sharing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 15, 2010 You welcome sister Ismahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted March 15, 2010 This is not a genuine panic. The political losers are telling people that they are being taken over. The city of Lasanod is more peaceful and progressive than it was under the ousted Puntland government. The clowns beating war drums behind closed doors have realized the only way they can work back into las Anod is by creating civil unrest and by also lying to the people and giving them false sense of hopelessness and creating fear in their hearts in hope that people will react violently and oust Somaliland. That is not going to happen. Sool and E. Sanaag and buhoodle are all part of Somaliland. If anybody needs to go it's those clowns, The Republics' presence is permanent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 15, 2010 Qhalib, you just explained your syndromes to us.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 15, 2010 Mujahid Red Sea, or Qhalib as he calls himself now, is getting upset. If as you say the secessionist have any power how come they could not stop that demo? Adeer dont waste your energy in seeking to be be loved by people who do not want you.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 15, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa Xaaji, gabadhaasi waxay u sharaxantahay Madaxweynaha ssc! Quote Share this post Link to post Share on other sites