Sign in to follow this  
General Duke

Dhusa Mareb: Al Shabaab enter town through heavy fighting

Recommended Posts

Shabaab oo la wareegay qeybo ka mid ah Magaaalada Dhuusamareeb.

 

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay weerar kula waregeen qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca.

 

Dagaaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Xaraka Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culu maa’uydiinka Ahlu Sunna Waljamaaaca aya iminka waxaa ay si toos ah ugu socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

 

Dagaalka oo ka soo bilaawday deegaanka Mareergur ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkasi weerar ku soo qaaday ciidamao ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo u suurto gashay in ay deegaankaasi ka saaraan ciidamadii Ahlu Sunna.

 

Dagaalka ayaa xoogiisa iminka waxa uu ka socdaa bartamaha Magaalada Dhuusamareeeb waxaa inta badan Magaalada ay gacanta u gashay ciidamo ka tirsan Xarkad Al Shabaab oo iyagu weerarka ku soo qaday Magaaladaasi oo ay maamulyeen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

 

Wixii War ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net Hadii Alle Idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal Ka Qarxay Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud

 

October 15, 20100 comments| leave your own!

Share Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Xarakada Al-Shabaab iyo Ehlu-Sunnah Waljameeca ayaa galabta ka qarxay degmada Dhuusamareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.

 

Wararka ayaa sheegaaya in dagaalka markiisa hore kasoo bilaabmay duleedka degmada Dhuusamareeb gaar ahaan tuulo lagu magacaabo Mareerguur.

 

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen Ciidamada Ahlu-Sunnah ee halkaas ku sugnaa iyadoo dagaalka saacado kooban kadib la isla soo gaarey degmada Dhuusamareeb.

 

Ciidanka Al-Shabaab ayaa ka awood batay kuwa Ahlu-Sunnah,waxaana ay u surtagashay in ay qabsadaan qaybo kamid ah degmada Dhuusamareeb.

 

Xaalada Dhuusamareeb ayaa caawa kacsan,dagaalkana ayaa weli halkaas kasii soconaaya iyadoo aan la aqoon khasaaraha ka dhashey.wax war ah kama soo bixin dhinacyada dagaalamaya.

 

Dagaalkan ayaa imaanaya xilli isla maanta dagaal ka dhacay degmada Cadaado ay halkaas ku qabsadeen Ciidan uu horkacaayo Cabdi Shukri oo sheegta inuu ka tirsanyahay Ahlu-Sunnah.

 

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa canbaareeyey dagaalka, waxa uu sheegay inaysan ku taageersanayn Ahlu-Sunnah in ay ku duulaan gobola nabad ah iyada oo magac diimeed la sheeganaayo, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqey in ay arintaas beri kayihiin isla markaana uu si weyn u canbaareynaayo.

 

Sidoo kale Wasaaradda Arimaha Gudaha Dawladda Federaalka ayaa canbaareyn xoogan dusha uga tuurtey dagaalkii maanta kooxda sheeganaysa magaca ahlu-sunnah ay ku qaadeen magaalada Cadaado ee maamulka Ximan & Xeeb, warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in magaalada cadaado ay muddo laba sano ah ahayd goob nabdoon oo uu ka jirey maamulka Ximan & Xeeb kaas oo ay dhisteen bulshada deegaanku, waxaana lagu sheegay war saxaafadeedka in kooxda ku soo duushey ay burburinayaan amnigii iyo kala danbeyntii shacabka Cadaado dhisteen, waxaana loogu baaqey in ay si degdeg ah uga baxaan halkaas.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Xaaji, after the Gu' rains they'll be saying they retreated "tactically" and the Ahlu Sunta will return. Same ol' same ol'. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are just trying to tell the media that they are still around n can cause havoc on the innocent Somalis where ever they live. The media has forgotten these lunatics for past week so and they want to get back to the center of attention, hence why they attacked Dhuusomareeb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who is Xaaji Xunjuf refering to as Amiir here, is it Godane?

 

Sometimes you wonder what heavy staff the secesionists smoke, they support the clan-traingle and wave the flag for Godane, mmmhhh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this