XOG-ogaal Posted March 29, 2007 Warar aan goor dhaw ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalkii maanta lagu qabtay Janankii Itoobiyanka ahaa ee hoggaaminayey dagaalkii maanta. Janaraalkan la qabtay oo magaciisa lagu sheegay Jeneraal Hailu ayaa waxaa uu hadda ku jiraa gacanta xooggaga xaq u dirirka Soomaaliyeed. Wixii war ah ee kasoo kordha arrimihiisana waan idinla sosocdsiinaynaa.. Dhanka kale, warar kale ayaa sheegaya in dagaalkii hadda ku dhaw yahay gebogebo kadib markii ay xooggaga xaq u dirirka ay dib usoo caabiyeen ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee saakay weerarka qaadey. Khasaaraha gaaray ciidamada Itoobiyaanka ayaa ah mid weyn goobaha lagu dagaalamay qaarkood ayaa ciiidamada Itoobiya ay dhaawacii kari waayeen inay qaataan. Warar kale oo soo gaaray Aayaha.com ayaa iyana sheegaya in hal goob oo kamid ah goobahii maanta lagu dagaalamay ciidanka cadowga Itoobiya looga dilay 36 askari. Wixii warar ah ee kasoo kordha dagaaladan kala socda Aayaha.com Aayaha.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 29, 2007 WOW ,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 29, 2007 WOW ,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted March 29, 2007 So how should he be served? Marinated & Berbecued or Roasted on a grill? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 29, 2007 I hope they decapitate him and air a videotape of it iigoo alalaasayo. That would definitely get the heat up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted March 29, 2007 Not, we should just keep him for evidence, let us not barbecue him just yet, we still need him as prove that Xabashis were given bloody nose today by few determined teenagers, burning a tank, and troop carrier. while killing some others. meesha kii watay lagu qabtay, xaaladu ma sahlana. Jab iyo hoog ayaa usugnaaday Xabashi iyo wixii lasocda. Quote Share this post Link to post Share on other sites