General Duke Posted March 12, 2009 President of Puntland welcomed by Minister Dr. Takade Alamu Madaxweynaha Puntland oo ka dagey Addis Ababa 11 Mar 11, 2009 - 10:21:19 AM Madaxweynaha Puntland & Wasiiru dowlaha arrimaha dibada Ethiopia Madaxweynaha DGPL Dr. Cabdiraxman Maxamad Farole oo saakey 9:00 am March 11, 2008 kasoo dhoofey caasimada Puntland ayaa waxaa magaalada Addis Ababa ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan dowlada Ethiopia. Wafitga Madaxweynaha oo ka koobmay Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Calimaga Farah Adan Dhalac, Wasiiru dowlaha Madaxtoyada iyo Barnamijka Dimuqaradiyeynta DGPL Dr.Cabdi Xasan Jimcaale iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiskiisa ayaa waxaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Addi Ababa Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada Dr. Takade Alamu. Madaxweynaha Puntland & Xubno ka tirsan Xukuumadiisa oo la fadhiya xubnihii soo dhoweeyey Madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada Takade Alamu oo muddo nusac ah ku-kala warqatey qaybta VIP garoonka diyaardaha Ethiopia ayaa isaga iyo waftigiisa waxaa loo galbiyey Hotelka Sharaton. Madaxweynaha Puntland iyo Waftigiisa oo casumad rasmi ah ka haystey Xukuumada dalka Ethiopia aya boqashadiisu qayb ka tahay mid uu ku darsayo xiriirka u dhexeyey labada dhinac. Gawaarida martida ee lagu qaadey waftiga uu hogamainayey Madaxweynaha Puntland Waftiga Madaxweynaha ayaa la filaya iney kulamo la yeshan xubno ka tirsan dowlada Ethiopia oo uu ugu horeeyo Raísal wasaare Meles Zenawi. Madaxweyne Farole ayaa sidoo kale booqasho kusoo mari doona wadanka Jabuti halkaasoo uu casumaad ka haysto. Dr. Farole aya boqashoyin kala duwan ku marey inta badan gobolada iyo degmoyinka Puntland tan iyo intii Xukumadiisa loo doortey xilka Jan 8, 2008. Garowe Online, Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 12, 2009 Ethiopia Poor Ethiopia they still driving 1970s cars Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 12, 2009 Garowe: Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofay Garowe - Adis Ababa iyo Jabuuti ayuu u duulay... 11. marts 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha Puntland Dr, C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garowe, isagoo ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Faroole ayaa lugu sheegay tagitaankiisa Addis Ababa in uu ka dambeeyey markii uu casumaad ka helay Madaxda dalka Itoobiya, ayna ka wada xaajoon doonaan xaaladaha labada dal, maadaama ay wadamadan xiriir leeyihiin. Wafdiga Madaxweyne Faroole waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah & Wasiiru dawladdaha Madaxtooyada & Dimuquraadiyada, waxaana ay sheegeen in ay maalmo kooban joogayaan dalka Itoobiya, ayna booqan doonaan sidoo kale dawladda Jabuuti. Madaxweynaha Puntland & Wafdigiisa waxaa sii sagootiyey xubno ka tirsan Golayaasha dawladda, sida Golaha Shacabka, Xukuumada & Garsoorka, waxaana uu Madaxweynuhu kula dardaarmay Golayaasha dawladda in ay shaqada dawladda ay xoojiyaan. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Gen. C/samad Cali Shire oo Shir Saxaafadeed qabtay ayaa usheegay Saxaafada in uu Madaxweynuhu howlo muhiim ah kala soo hadlayo wadamada uu tagayo, isagoo tilmaamay in ay booqashadan tahay mid rasmi ah oo uu Madaxweyne Faroole ka helay Hogaamiyaasha Itoobiya & Jabuuti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 12, 2009 At least Ethiopia got nice roads all over the country, clearly marked and built and even at nights had light vicibility of oncomin cars. Oo Faroole wafdiguu wato fara badnaa, waxa meeshaa fadhiya ma wasiira unbaa! Good for him, his next trip Ausie Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 12, 2009 reerkii oo dhan buu soo kexeeyay dee .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 12, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: reerkii oo dhan buu soo kexeeyay dee .... War ka daa.... Seriously the entourage consists of cabinet minister responsible for negotiating the continuation of the bilateral relation and they are not many . On the other hand he did not bring along the Mrs. a point never missed by Riyaale.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 12, 2009 waar dee ha nagu qaylin adigu ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 12, 2009 Originally posted by Juje: On the other hand he did not bring along the Mrs. a point never missed by Riyaale.. Anyone knows why Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 12, 2009 Originally posted by nuune: Anyone knows why I wont delve into that.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 12, 2009 I know why ............ But it is a no go zone ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted March 12, 2009 ^LOool war intaa kaga hara, Afaarayaal aan lagalin baa jiree Faroole is in business, seems to be a good leader thus far... Quote Share this post Link to post Share on other sites
inspector22 Posted March 12, 2009 What is he doing in Ethiopia, they are piss poor, who needs them?? Personally i think he should travel to countries like Sudan, kenya, Yemen etc. and forget the losers Ethiopia, they have no industry that we need and we have nothing that they need. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 12, 2009 Ethiopia is piss poor, but never the less the 800 pound Gorila in the room. Juje, is right the entourage is not that many, and he is to Djibouti next and maybe Kenya. The man is a machine working ever so hard for the state... So far top marks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Warya Posted March 12, 2009 Originally posted by nuune: At least Ethiopia got nice roads all over the country, clearly marked and built and even at nights had light vicibility of oncomin cars. Oo Faroole wafdiguu wato fara badnaa, waxa meeshaa fadhiya ma wasiira unbaa! Good for him, his next trip Ausie Lol, Do you think the pave the roads themselves? Most if not all the roads are paved by chinese and all the major construction is done by chinese. They cant even afford to pay them anymore. http://nazret.com/blog/index.php?title=ethiopia_ch inese_construction_firm_threa&more=1&c=1&tb=1&pb=1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 12, 2009 ^^^can you get the Chinese to come and pave the roads for Somalia as well, we sure need it? Quote Share this post Link to post Share on other sites