Thankful Posted February 3, 2010 Puntlandnews24 Qardho(Pn24:)In several conferences held by Puntland's ***** ******, elders have agreed to form a special committee that will represent their area. The committee strongly affirmed their commitment to the up coming petroleum exploration in the Dharoor Valley as well as other projects that will develop their region. The committee’s main priorities will focus on peace within the region and to work on environmental development among the various groups in Puntland. With upcoming oil exploration anticipated in Puntland's Dharoor Valley , the committee will collaborate with government institutions and petroleum companies to ensure the safest and most productive working environment. This Committee members consist of: prominent . 1.Gen Maxamuud Muuse Xirsi.former president of Puntland 2.Burhaan Boqor Muuse (Acting King) . 3.Islaan Maxamed Islaan Yaasiin. 4.Gen Khaliif Ciise Mudan. 5.ING Abshir Muuse Siciid. 6.Dr Siciid C/laahi. 7.Daahir Ayaanle Siciid. 8.Dr Siciid Xasan Ibraahim. 9. Faarax Mire. (Businessman) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted February 4, 2010 Shir ay yeesheen Beesha ******** Go,aanana kasoosaaray gudina magacaabay Bosaso(Pn24): Shirar isdaba joog ahaa oo ay beesha ********* kulahayd Magaalda Qardho oo ay kasoo Qayb galeen Dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gaar ahaan Isimada.Nabadoonada .Saraakiisha.aqoonyahanada.haweenka.qurbajoogta.iyo dhalin yarada. Sidaa darteed Waxay Beeshu dhistay Gudi sare oo Ka shaqayndoona Arimaha Amniga horomarinta deegaanka wada noolaashaha bulsho beeleedyada kale ee dega deegaanada Puntland Sidoo kale gudigani waxey u xilsaaran yihiin taabo galinta mashruuca shidaalka Dharoor iyo xiriirinta dhamaan mashruuca hawlaha deegaankaasi. Iyagoo kala shaqeyn doona dawlada iyo shirkadaha shidaalka sidii ay habsami ugu fulin laheyd shaqada iyo wax soo saarka shidaalka Gudigana ayaa waxey ka kooban yihiin, xubanaha hoos ku magacaaban. 1.Gen Maxamuud Muuse Xirsi. 2.Burhaan Boqor Muuse Kusimaha Boqorka. 3.Islaan Maxamed Islaan Yaasiin. 4.Gen Khaliif Ciise Mudan. 5.ING Abshir Muuse Siciid. 6.Dr Siciid C/laahi. 7.Daahir Ayaanle Siciid. 8.Dr Siciid Xasan Ibraahim. 9.Ganacsade Faarax Mire. Puntlandnews24.com,Boosaaso Feb.04, 2010 [ February 04, 2010, 10:22 AM: Message edited by: Admin ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted February 4, 2010 Good luck to them as this is a hard work ahead to educate and reconcile locals in their turf, and they look though to be waking up from the long sleep of hollow and empty self-indulgence. Quote Share this post Link to post Share on other sites