Sign in to follow this  
Cowke

ONLF Threats Against Puntland. Another Fabrication

Recommended Posts

Cowke   

Digniinta ****** ka Timid Ma Dhaba ?

 

November 2, 2009

 

Waxa Wax lagu Qoslo ah in Warbaahinta Somalida Qeybtood Maalmahan dambe Dhaqan iyo Caado ka dhigteen, Wax aan jirin sheeg, arrimaha oo la dhahi karo waxa sabab weyn ka ah Burburka dhanka Maskaxda iyo Weliba Jahliga heysata Ummada

 

Saxaafadu waa Alaad aad u weyn loona isticmaali karo dhinacii la doono, Haddaba dadka qeybtii ee saxaafaddii maanta ka dhigtay mid u shaqeysa Dhinaca Xumaanta oo Diiday Samaan ka talisku, Mar kale waxay isku dayeen Bal in aay Eegan Arrin Cusub, oo ah in Beelaha Walaalaha ah ee Isku Isirka ah ee ****** Iyo ***** la iskaga horkeeno Dagaal, Iyada oo la leyahay ****** Meel u joogaba Waxa u weerar ku yahay Qofkii ***** ah, Ama Xiita Puntland sheegta Wuxuu doono ha noqde

 

Arrinka marka aan qiimeyn weyn ku sameynay Aana la xiriirnay qaar ka tirsan ragga beenta laga sheegay waxa cadaatay In Arrintu Tahay Been Abuur Cad oo loo wada jeedo, Waxa kale oo la soo Ogaday in Beelaha ****** aysan Marnaba Hadalka ka soo bixin

 

Qaar ka mid ah xiita dadka Magacyadooda la qortay ayaa ah kuwa Dhintay, Sidaa aay xaqiijiyeen dad Ehel la ah, Arrimaha ayaa noqon mid Xadgudub ah oo weyn

 

Haddaba Maxa dadka arrinka Faafin, ugu jira ?

 

Waxa ugu jira waa in Dadka Puntland dhab u maleyaan arrinka, Sidoo kale Wax ma garadka Dhanka ****** iyaguna Sidaa oo kale dhab moodan hadalka micno darada ah oo halkaasi oo ka yimaado dagaal Ehli Ah, iyo Is Ugaarsi taasina Waa Natiijada ugu weyn ee dadka Wax ma garadka ah

 

Haddaba Maxa la gudboon Shacabka Walaalaha Ah ?

 

Waxa la Gudboon inay indho dheer yeeshan oo arrimaha sii Foojigan isaga fiirashan, Ayna ogadan in aay yahiin Dad walaalo Ah oo Leh hal cadow Meel kasta ha jooge

 

Ma Dhaba In Ugaden dad ah la xirxiray ?

 

 

Markii aan Baritaano dheer ku sameynay Arrimaha waxa la soo Ogaday in aay jiran dad lagu xirxiray Bosaso, Kuwas oo ka harsana dad dhowr Iyo Sagaashan qof ka badan oo loo qabtay Fal dil aha oo dhacay Bishii Hore, haddaba dadka xir xiran ayaa la sheegay in Dhamaantood lagu hayo Xabsiga Bosaso, aysana jirin Meel loo gudbiyey, In kasta oo hadii lagu helo Dambi aay noqon doonto in loo Musaafuriyo Dalkooda Hooyo ee Ethiopia, Taasina Waa Sharci

 

Dilalka Degaanada Puntland ka dhaca Ee Dadka Ugaden-ka ?

 

Waa dhab oo waa la dila dad ka soo jeeda Ugaden, Balse la isma weydiin Horta dadkaasi Yaa Dila ??? Waxa la soo Ogaday in aay dilan dadka dad u dhashay Ugaden oo ka kala socda Labada dhinac ee Ethiopia, Iyo Jabhda ONLF, kuwas oo Dhamaantood ku sugan Puntland dhexdoodana Is Ugaarsi Xoog leh isku haya

 

Fariinta Fitno Abuurka

 

Waxan Leyahay kuwa Dhibaato Abuurka ah, Dadka Walaalaha Ah ee Kablalax ******* Ku wada Abtirsada Is Dili Maayan ee Meel kala ka doona kuwa aad isku dirtaan

 

Dhamaad

 

Ugu Dambeyntii Waxan idiin Kula talin laha inaad Waxbarashada lagu adaalo

 

FG Qoraalka Lagu Been Abuurtay Beesha Sharafta Leh Iyo Weliba dad hintay Xili hore, Halkaan Ka Eeg

 

http://www.warsheekh.com/view.php?id=4143

 

Sheekh Cumar Xagroone

Xagroone@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What I know is that the overwhleming feeling of the people of Somaligalbeed who are fighting for their freedom is that such Press Releases agaisnt Puntland must not be issued. The overwhelming belief of the people is that the Puntland people have reacted strongly to the injustices of their adminstration and that should be enough.

 

But I think the ONLF press release is genuine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Abtigiis, this artice was hosted on Horseed-media. It is well respected media outlet in somalia and internationally. Infact here is quote from their about us page.

 

Horseed Media, was selected to represent the Somali Media at the UN headquarter, during the 63rd session of the General Assembly.

I doubt very much so the united nations would be hosting this media to represent somalia media outlets in the international scene if they didn't have confidence in their reporting. After-all you don't exactly see daynille or the likes being hosted by anyone because their news-material is junk.

 

Another issue is I doubt Horseed media is willing to put it's reputation on the line over deny the onlf press release if it truly was true. However I could be wrong, but I doubt very much so.

 

Bro alot of people want to see a war between puntland and onlf, unfortunately their are still many hateful people in the somali community. However the cooler heads in puntland and onlf will resort to diplomacy not a gun at one another. So all the haters bite that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this