Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Lower Juba: Islamic Administration, traditional elders collecting zakaat for the poor

Recommended Posts

Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka oo Odayaasha dhaqanka ee goboladaasi u xil saartay howlo sako aroorin ah oo ay halkaasi ka bilaabeen

 

Wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa odayaasha dhaqanka ee goboladaasi u xil saaray soo aroorinta sakooyin ay dhawaan ka bilaabeen qeybo ka mid ah gobolada Jubooyinka.

Xafiiska Sakooyinka Wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ee xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa uu waday howlo uu ku aruurinayo sakooyinka kuwaasi oo si weyn looga dareemay deegaanada iyo degmooyinka gobolada Jubooyinka.

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka J/hoose ayaa waxa ay qeyb ka yihiin dadka Sakooyinka aruurinaya kadib markii ay arintaasi u xil saarteen Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka.

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ay u xil saarteen soo aruurinta sakooyinkaasi ayaa Shabelle u sheegay in tuulooyin badan ay cagta soo mariyeen islamarkaana haatan ay ku wajahanyihiin kuwa kale oo ka tirsan gobolada Jubooyinka si sakooyinka dadka ay uga soo qaadaan iyadoo sheegay in si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanadii ay tageen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

collecting Zakaat to finance the next suicide bomber who will murder Sheikh Mustafa Ismaacil and Sheikh Umal this time round.

 

Pathetic kufaar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this