Jacaylbaro Posted December 11, 2007 Hargeysa (Somaliland.org) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta u ambabaxay dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, isaga oo ka qaybgelaya gudashada waajibaadka Xajka ee sannadkan. Guddoomiyaha, mudane Siilaanyo oo saaka subaxnimadii hore ka dhoofay Gegida Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa isaga oo ay weheliso xaaskiisa, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamed, waxa sii sagootiyey xubno ka tirsan Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha oo ay kula kulmeen qolka Marti-sharafta ee Madaarka Hargeysa weriyayaal ka socdey Radio Horyaal iyo Shabakadda Wararka ee Somaliland.org, wax yar ka hor intii aanu halkaa ka dhoofin, waxa uu sheegay inuu u baxayo gudashada Xajka, sidaas darteed aanu ka hadlayn wax siyaasad ah. Waxase uu u duceeyey shacbiga Somaliland, guud ahaan dadka Muslimiinta ah iyo xujaajta uu ka midka yahay ee sannadkan gudanaysa waajibaadka Xajka. “Illaahay waxaan ka baryayaa in xajkaa aanu maanta u baxnay ee aanu niyeyney uu naga aqbalo. Dadka reer Somaliland iyo muslimiinta guud ahaanna waan u soo ducaynayaa oo aanu illaahay ka baryaynaa inuu caafimaad iyo nabadgelyo iyo wadajir siiyo,” ayuu yidhi Guddoomiyuhu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 11, 2007 and this matters because? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 11, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Now thats a pic! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 11, 2007 ^^ Two flags and two mics? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted December 11, 2007 ^^ And he is wearing one flag as a shirt. Siilaanyo is cool. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 11, 2007 Originally posted by NGONGE: ^^ Two flags and two mics? 3 mics saxib. Indhaha fur Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 11, 2007 All he needed was two guns up to make that pic even more cooler. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 11, 2007 Jb & Norf are the new spammer of SOl. Congradulations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 11, 2007 Originally posted by Libaax-Sankataabte: ^^ And he is wearing one flag as a shirt. Siilaanyo is cool. :cool: little bit of everything. He is cool indeed. Mar hadii uu waajibkiisii soo gudanayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 11, 2007 He reminds me of Barre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted December 11, 2007 Let see if he can keep wearing the SNM gangs' flag when he arrives in the holy lands. He has a window opportunity to desert the rest of the gang and the delusional dream and present himself in Baidoba immediately after completing the Hajj and asking Allah’s forgiveness. I am sure he will be given a ministerial position and I am sure he has a very good shot to be elected the President of the federal government at 2009 presidential race. It might be a chance of lifetime for him..May Allah show him the right path.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted December 11, 2007 Originally posted by -: He reminds me of Barre. Its the Glasses~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 11, 2007 I, somehow, have a hope in this man! Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted December 11, 2007 He is an economist and I do not see how he can not see the big picture.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted December 11, 2007 ^^^^ wishful thinking Quote Share this post Link to post Share on other sites