Abtigiis Posted April 30, 2008 http://www.kilil5.com/news/16433_puntland-oo-ay-ku-cadaatay-in-2- Puntland oo ay ku cadaatay in 2-nin oo ONLF ah ugacan galisay Itoobiya.04/29/08 Boosaaso(kilil5)--Maalmahaan ayaa gudaha puntland waxaa ka taagnaa buuq badan oo ku aadan in puntland ay gacan galisay laba nin oo kasoo jeeda deegaanka soomalaida itoobiya ahna ogadaeen kuwaasoo Saraakiil ka ahaa jabhada ONLF arintaan oo ay gaashaanka u daruuurtay xukuumada puntland. Balse baaritaano ay sameeyeen gudi madax banaan si loo hubiyo sheegashada ONLF ayaa soo xaqiijiyay in labadan nin ee ka tirsan jabhada ka dagaalanta bariga itoobiya(******) ay saraakiil ka mid ugu sareeya maamulka puntland ay gacanta u galiyeen ciidanka nabad sugida itoobiya iyagoo la sii mariyay sida la sheegay dhudub loona sii gudbiyay ilaa laga gaynayay wardheer oo xarun u ah gobolkaaas. Labadan nin ee loo gacan galiyay ciidanka itoobiya ayaa la sheegay midkood in laga qabtay gudaha hotel ku yaala magaalada garoowe oo lagu magacaabo Global hotel kan kalana bar kaantorool oo ay magaaladu leedahay.Wararka aan helayno ayaa sheegayo in mas'uuliyiinta looga shakisanyahay inay gacan galiyeen uu ka mid yahay wasiirka maaliyada Mr maxamed cali yuusuf (gaagaab). Bishii hore ayay ahayd markii xubin kale oo ka tirsan jabhada ONlf iyana inta la xiray misana la dilay iyadoo la sheegayo in xabsiga gudihiisa lagu jirdilay isagoo dhaawac ah.Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay oo ay maamul goboleedka puntland itoobiya ugacan galiso xubno ka tirsan jabhada ONLF amaba ay waxyeelo u gaysato sida dil iwm. Hanad deeq aaden Somalia,Galkacyo Posted in Politics| Top Headlines| Warka Maanta | add new comment » Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 30, 2008 For the doubters! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2008 Bravo. You've been vindicated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 30, 2008 sarcasm aside, I am. And you should swallow the bitter truth! denail is not an Option, jimce! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2008 It's all in your head son. I neither denied nor confirmed anything and I have yet to share any views of this matter. I don't also get riddled up each time someone disagrees or an opposing report shows up. Boowe barasho ka hor ha i nicin as my people, Somalis say it. BTW, here's another one dismissing yours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 30, 2008 Nac meesha ma yaal. But sometimes you think you are too clever and think people can't get where you are driving at. (Bravo. You are vindictated) is one such example; and the fact you are now posting a dismissing one gives me a clue. I appreciate how you are playing the riddle, but would have also liked you to be more honest! And you are also making the mistake, of believing I am relying on Somali webistes. I am well-informed of the subject issue, at least. Taas ha u daymo la'aan. Wixii anigu aan ka warami lahaa, cidnna ka waraysanmaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2008 ^I knew that boowe lingo would threw you off. My exact thought. Next time I'll utilize Banaadir one. I'm the last person to offer welcoming words to PL admin especially Cadde & Gaagaab but I'm not the type of person to condemn for the sake of popularity or acceptance. I read these reports and make my own judgement. No need to agree with someone out of validation or something else. Midkoo geeljire ahaa ayaan dhexdaas ila daga galay admit you're against Amxaaro shelling on civilians. Admit you're not dabodhilif. I should've told him I'm also against geeljire politicking. I could be wrong but you remind me of such character. Cool off sxb. No one is out to get you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 30, 2008 ^ Geeljire-doontaa ku cuncunaysa ninyahow ive already made up my mind about you .. what side you are on depends on which direction the wind is blowing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 30, 2008 geel kama agfogi, sxb. you are right on that one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 3, 2008 Mar unbaad qaxootiga ka bixi, Qaaliyey bariye Qiso iyo mar unbuu ahaan, qiiq ku soo maraye Mar unbaad dhulkaad qaayibtoo, qowle tagaysaaye Qabri Dahare mar unbaad xarago, qoorta lulaysaaye Dhagaxbuur qabkaagiyo marbaad, qul u hagoognaane Qardadii Shilaabood marbaad, qurux la laafyoone Marbaad qooro doogliyo marmari, qadowgii Doolloode Qabyo kabad ah iyo raar marbaad, maydhaxda u qoyne Qaranriyo marbaad diiraysaa, Qudhac mulaaxdiiye Qawdheere baarliyo marbaad, caws qansaxa goyne Qolqoliyo marbaad dhigi qalwiyo, waxaro qoolkoode Qar-rog iyo marbaad culanaysaa, qabayo caanoode Qotan iyo karuuriyo marbaad, qabow shubaysaaye Qabbiriyo marbaad rarayga dhacay, qoofal sudhaysaaye Qalabdhabad marbay kugu ag mari, awro qooqaniye Marbaad qaalimiyo soo celcelin, qaankey didiyeene Qamuunyada marbaad daynaysaa, qoontay dibintiiye Qalbiga iyo dhoolaha marbaad, ka qosli doontaaye Qiiriyo marbay farax ilmadu, kaaga soo qubane Quwadahaad hardamaysaan marbaa, danni qasbaysaaye Qaran culus marbuu noqon tolkaa, qoraya taariikhe Qoonkii ku iibshiyo marbuu, qaban dillaaliine Qorshaa lagu magaalayn dhakhsaba, howd qorfo ahaaye Qarri-juqood tareen qiiqayoo, qalalaxlaa mariye Qalaafo iyo Iimeey warshado, yaa ka qow dhabiye Qarash culus ayaa laammiyada, loo qarirayaaye Qandaraasyo waaweyn ayey, qaadan gaaladuye Buuraha qandoodey ku jabin, qac iyo baaruude Qawyada mashiin cuna ayaa, lugu qodaayaaye Qodban doostar leexshiyo jidbaa, qululsanaan meelle Quustay libaaxyadu u didi, qararka Suudaane Baabuur ayaa Nogob qulquli, qaarba cayn yahaye Jet qaraaxadliyo power ayaa, qadhadhacleyn Faafe Qunyar bay kusoo dagi bannaano, uga qaybnaaye Qarqarada Bullaaley ka bixi, qariyo liimoone Waxaa qamandi laga beerayaa, jeexa Qulunquule Qaarado fog baa lagaga gadi, qiimo saa’id e Qarbi iyo Baraa soo shixnadi, qalabkay saanteene Qadar iyo Kuweyt waxaa ka iman, duul qamiisyo leh Waxa warriye qalas laynayaad, yaab la quduroone Adoo qooxan oo sabar yar, oo waxaan la quudhayn ah Qiyaas socod talaabada adoo, qabac ka siinaaya Qalqaaladiyo howlaha dhismaha, yaad ka qeyb galiye Dowlado qalaad baad af-baran, waadna qalo goyne Adigoo dalxiis u qasdayaad, Qaahira u kiciye Quraacbaad ka cunaysaa Baraag, qadana Baariise (Prague iyo Paris) Qumaneey quruumaa ku dumay, qaanta kaa maqane Qubuuraha waxow galay dartaa, qoomam fara weyne Ragbaa kuu qisaasane yaree, qulubka laabtaada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 3, 2008 "...Dhagaxbuur qabkaagiyo marbaad, qul u hagoognaane" War xaggeed ka heshay gabaygan,saaxiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 3, 2008 Meel aanad jeclaysanayn ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 3, 2008 waa xagee halkaasi. ma Rabassa? Mise Xaaji Saalax? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 3, 2008 midna maaha ......... iska daa meesha oo intii ugu muhiimsanayd waanigaa ka soo copy gareeyay ee enjoy ,, oo weliba xafid si aad dadka ugu akhrido ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 3, 2008 Ma xafidi kare,,,Dadkaan u sheegi lahaa! tolow ma'adiga afareeyda yaqaan hadaba? Quote Share this post Link to post Share on other sites