Jacaylbaro Posted March 21, 2007 MUQDISHO: Maydad lagu gubay Isgoyska Black Sean iyo Baar Ubax oo lagu sheegay inay ahaayeen Ciidammada Dowladda Posted to the Web Mar 21, 07:51 Muqdisho (PP) – Maydadka ugu yaraan 2-ruux oo maydadkooda lagu gubay dhawaan Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay inay ahaayeen ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo aan taas la xaqiijin Karin. Mar aan tagay Isgoyska Baar Ubax ayaan ku arkay ruuxaan Maydkiisa la gubayo iyadoo qaar ka mid ah dadkii ku sugnaa halka lagu gubayay ay sheegeen inuu ahaa Mayd Askari Ethiopian ah, balse aan la xaqiijin Karin inuu ahaa Ethiopian iyo in kale. Dadweyne badan ayaa ku xoonsanaa goobta lagu gubayay dadkaas maydka ah, waxaase wararku ay sheegayaan in dadkaas la gubayo mayadkooda laga soo qaaday maydadkooda goobaha ay ku dagaalameen ciidammada dowladda iyo kooxaha ka horjeeda oo aan la garanayn haybtooda. Sidoo kale warar aan helnay ayaa waxay sheegayaan in laba ruux oo kalena iyagna maydkooda lagu hayay agagaarka Stadium Muqdisho, halkaasoo la sheegay inay maydadkaas yaalleen waddada dhinaceeda, iyadoo qaawan ayna dadweyne fara badan kor dhoobnaayeen. Lama sheegin karo in maydadkaas dharka laga siibay ee la dhigay waddooyinka dhinacooda, qaarkoodna la gubay ay ka mid ahaayeen kuwa Dowladda iyo in kale, waxaase dadka deegaannadaas ku sugan ay ku adkeysanayaan inay yihiin ciidammada dowladda. Waa markii ugu horreysay oo lagu arko Magaalada Muqdisho maydad lagu gubayo, kaddib dagaalladii Mareykanka iyo kooxo ka tirsan taageerayaashii Gen. Caydiid ku dhex maray Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 21, 2007 I'm worried for Taliban and Alle u baahne now ,,,, how they can justify this ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 21, 2007 This just shows what we've been telling all the time: these ppl aren't fighting for the sake of ALLAH SWT but for their own good. A bunch of hypocrits and warmongers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted March 21, 2007 Economist,A soldier falls well and dies once,a coward dies many deaths.All the same,they burned dead bodies and that signifies nothing but their own coward nature.Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted March 21, 2007 To view pics click here(viewers descretion) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 21, 2007 Walaahi dadkii waxay noqdeen wax aan diir iyo damiir naxaya midna lahayn ,,,,,,,,, diintii meeday ??? culimadii maye ??? sheekhyadii xagee mareen ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted March 21, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: Walaahi dadkii waxay noqdeen wax aan diir iyo damiir naxaya midna lahayn ,,,,,,,,, diintii meeday ??? culimadii maye ??? sheekhyadii xagee mareen ??? :confused: what does 17 yrs of anarchy yield? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 21, 2007 i think waddanka ha la iibiyo oo cid dan ka leh ha la siiyo inaguna we better be refugees in other countries ,,,,,,,,,,,,,,, SHIDH ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 21, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: I'm worried for Taliban and Alle u baahne now ,,,, how they can justify this ,,,, My support for the ICU cannot be affected by allegations meant to damage its reputation. Besides, there are many groups other than the ICU fighting the occupiers and collaborators. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 21, 2007 WHAT A POLITE WITHDRAWAL SXB ,,,,,,,,,,, You never said there are other groups rather than the Mujaahidiin and Muqaawamah ,,,, Cajiiiiiiiiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted March 21, 2007 Originally posted by Captain Xalane: Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter. Modest in defeat sxb..good one. Whether you condole the dead of invading Axmaro or not it is your choice, though not admirable, but beware it is not the end - there will be many to come. Now you can probably see at first hand that bringing Axmaro to help you disarm your compatriots in blood and religion was not wise solution. Shall we now go back to the table and discuss in ironing out differences and balancely sharing the 4.5 cake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 21, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: You never said there are other groups rather than the Mujaahidiin and Muqaawamah ,,,, I said that many times, besides, most everyone knows there are many groups ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 21, 2007 I'm glad you realized the danger now ,,,,,,, will you sit for a negotiation now with the TFG ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 21, 2007 Ninkii dhoof ku yimi ayay geeridu dhibaysa. Wakhtigii dhamaayo wuu Dhaqaaqi doona Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 21, 2007 Originally posted by Captain Xalane: Economist,A soldier falls well and dies once,a coward dies many deaths.All the same,they burned dead bodies and that signifies nothing but their own coward nature.Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter. As if Amxaaro tacsi kaaga fadhido. Saaxiib, this is the fruit of borobogaandadii aad meelahaan ku hayseen. Ogowna horaa loo yiri "Dagaal wiil kuma dhasho, ee wiil baa ku dhinta". What else where you expecting? Meesha aroos miyaa ka jira, dagaal baa ka jira. Dad dagaalamayana wax walba ayaa laga fishaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites