Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG: Gen Ilkajiir momentus visit to the heart of SANAAG continues : PICS

Recommended Posts

MAGAALOOYINKA LAAKO IYO RAD AYAA WACDARO KA MUUJIYAY SOO DHAWAYNTII GENERAAL IKA JIIR[DAAWO SAWIRO]

Laako:- Magaalooyinka Laako iyo Rad ee Gobolka Sanaag ayaa waxay maanta dhigeen Wacdaro aan horay loo arag iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay waftigii Gen- C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir, boqolaal Ruux ayaa isasa soo taagay wadooyinka magaaladaasi kuwaasi oo sitay Calamo iyo Boodhadh.

 

Waftigii uu hormuudka u ahaa Gen- C/laahi Axmed Jaamac Ayaa maanta gaadhay magaalooyinka Laako iyo Raad ee dhinac Bari ka xiga magaalada Badhan, waftigaasi ayaa waxa ka mid ahaa Saraakiil sar sare oo ka tirsan Gobolka Sanaag iyo Koox wariyaal Reer Sanaag ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mindigale oo sidii ugu weyneyd loogu soo dhaweeyey Wefdigii Gen. Cabdullahi Axmed Jaamac Ilko-jiir

 

badhan%20011.jpg

 

badhan%20002.jpg

 

 

ilmindi5.jpg
Generalka iyo Korneel Goronyo Cawl

 

badhan%20007.jpg

 

badhan%20017.jpg

 

ilmindi7.jpg

 

 

ilmindi14.jpg

The General getting Royal treatment from Queen Araweelo
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

More pics for the Die-hard nationalists' welcome of the General in Midigale, Sanaag.

 

WARBIXIN DHERAAD AH, MAGAALADA MINDIGALE IYO SOO DHOWEYNTII[sAWIRO DHEERAAD AH]

 

MINDIGALE:- War bixin dheeraad ah oo ku saabsan soo dhowayntii wafdiga uu hogaaminayo general C/laahi Axmed Jaamac (ilkajiir) ee magaalada Mindigale, Waxay ahayd maalin aad layaab badan u leh, abaabulka iyo soo dhowaynta shacabka reer mindigale siday u soobexeen. Sidaanu kor kusoo xusney waxaa soo dhoweeyey musharaxa dadwayne aad u balaaran oo uu horkacayeen Ururadda Bulshada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo waliba Gudiga Magaalada Mindigale iyo waxgaradka culumada cugaasha isimada iyo waliba dhamaan dadwayanaha Magaalada Mindigale.

 

 

DSC01519.JPG

 

 

DSC01165.JPG

 

 

DSC01572.JPG

 

DSC01587.JPG

 

DSC01495.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

BEESHA OGAYSLABE OO QADO SHARAF U SAMEEYEY WAFDIGA UU HOGAMINAYO GENERAL C/LAAHI AXMED JAAMAC + [sAWIRO]

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Badhan:- Waxa maanta Qado sharaf u fidiyey wafdiga u hogaminayo General C/Laahi Axmed Jaamac {ilko Jiir}Beesha ogayslabe qado sharaftan oo ujeedadeedu ahayd sidii ay labada dhinacba isugu xog warami lahaayeen, Waxaana goob jog ka ahaa qado sharaftaasi, Cuqaasha iyo odayaal dhaqamedka iyo waliba qaar ka mid ah Saraakiisha ciidamada Gobolka sanaag. Waxaana madasha qada sharafta dhanka wafdiga ka hadlay Mudane:- Cali Maxamed Xirsi ka mid ah wafdiga uu hogaminayo General C/Laah Axmed Jaamac {Ilka jiir}

 

Oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin qado sharaftan qimaha badan oo usameyeyen Beesha ogayslabe ayna aad iyo aad ugu mahad naqayaan.

 

 

xaflada%20034.jpg

 

xaflada%20031_1.jpg

 

xaflada%20003.jpg

 

xaflada%20005.jpg

 

Sawir Qade Mukhtar {Maakhaari}

 

Email:

 

 

Sawiradi iyo warbixinti Ismail Shidemadaare

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^War Beesha magaceeda meesha ka saar. Beel bila micna baa dilay Somalia. Beel xataa qashin meel ka qaaday weliga maragtey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^Beel is about community. Somalis have Beel without meaning as I said. And it is not directed to yours specifically but to the general community of Somalis.

 

A Beel is supposed to:

 

- provide help to less fortunate members by calling on the tujar to provide funds

- clear the streets of garbage and ensure simple cleanlilness

- create bonds of kinship and responsibility between members of the beel

etc

 

As I said they can't even clear streets of garbage - but every locality no matter how minute has a beel this or beel that - and what is the beel for really- to provide a political platform for caloosha-u-shaqeestaayal or worse for armed conflict.

 

BTW - remove the beel's name above - it's against the site rules.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adeer, I don't know where your rankling of the Beel's name emanates from , but this whole events is to facilitate open dialogue and build up consensus across communities that live in districts and villages across the regions of Bari, Sanaag and others.

 

It's an effective way of communicating the General's platform and other agenda to the communities and strengthen mutual understanding of a planned comprehensive action.

 

 

Emotionally blithe remarks aside, what proof might you present that they can't even clean the garbage? That is really a comic one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gheelle.T:

War Generalku miyuunan ka dhamaanayn tuulooyinkan?
;)
It is time for him to move on and campaign in other main cities, methinks......

He's already been to several main cities. Other cities will come InShallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this