DigibAc Posted January 28, 2007 Where is the TFG??? How do they expect us to give up our arms to them when we are being snatched away at night! The first requirement for any state is for it to provide security for it’s constituents; but the TFG seems to be an agent of insecurity. Jibriil Nuur Cadde WardheerNews, Muqdisho, Jan 27, 2006 (WDN) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in ay xalay u dhaceen xarun ay hey'ad u dooda xuquuqda Aadanaha ku leedahay deegaanka KM4 ee magaalada Muqdisho. Ciidmadaasi ayaa halkaasi ka watay qaar kamid ah shaqaalihi hey'adaasi, sida uu sheegay masuul ka tirsan hey'addaasi. Masuulkaasi oo lagu magacaabo Suudaan Cali Axmed, ayaa waxa uu tibaaxay in xalay saqdii dhexe ay ciidamo Itoobiyaan ahi weerar kusoo qaadeen xarunta hey'adda, iyagoo si qasab ah ku kexeeyay shaqaalaha halkaasi ku sugnaa. Suudaan Cali Axmed waxaa uu cadeeyay in ciidamada Itoobiya ay wateen ilaa 8 kamid ah shaqaalihii halkaasi ku sugnaa, isagoo xaqiijiyay in la jir dilay kahor intii aan la wadin. Masuulkaasi waxaa uu ugu baaqay dowladda FKMG in ay si deg deg ah kusoo daayaan shaqaalahasi, mise war cad ay kasoo saarto dowladda sababaha loo qafaashay. Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in halkaasi ay uga shakiyeen in ay gabaad u tahay kooxaha hubeysan ee habeenkii inta badan weerarada ku qaada xarumaha ay ciidamada Itoobiya ka dageen magaalada Muqdisho. Howgallada noocasi oo kale ah ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, xilli ay iyana sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Muqdisho. Jibrill Nuur cadde, WardheerNews, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted January 28, 2007 This is what I was talking about, just wait and see A/Y supporters and their fellow bigotted clanists to come justify this as usual. Dadkaan ilaahaa u maqan. They better organize and fight back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 28, 2007 They are the servants of the Ethiopians, defending their masters is their obligation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
DigibAc Posted January 28, 2007 I don't see how anyone can justify this! I would love to know what Generals thoughts are and learn how this fits into the TFG vision General Duke sees. Quote Share this post Link to post Share on other sites