Emperor Posted November 27, 2007 Somalia: Locals Resist Somaliland Troops, Radio Reporter Jailed Garowe Online (Garowe) 26 November 2007 Posted to the web 27 November 2007 Garowe LAS Locals in northern Somalia's Sool region took up arms against soldiers from the separatist government of Somaliland after the soldiers entered the town of Lasadar, reliable sources reported Monday. One local civilian was wounded in the firefight between armed villagers and the Somaliland security forces. A Somaliland military source from Sool region confirmed to Garowe Online that the Somaliland unit returned from Lasadar town after facing armed resistance from locals. He declined to mention any casualties suffered by the Somaliland forces. Somaliland troops and allied clan militias captured the provincial capital of Sool, Las Anod, in October after rival troops from the neighboring semiautonomous region of Puntland withdrew. The self-declared republic of Somaliland has since been trying to expand its control over Sool, with neighboring Puntland threatening a counterattack to regain control of Las Anod. In a signed declaration, a congregation of influential clan elders from Sool region called on Somaliland to withdraw its security forces from Las Anod or take "full responsibility" of anything that happens as a direct result of Somaliland's armed presence. [ Full story] In Hargeisa, seat of the Somaliland administration, politicians from Sool region dismissed the clan elders' declaration as "one-sided" and threatened to arrest the elders upon their return to Las Anod. In related news, a radio reporter in Las Anod was arrested by Somaliland police on Monday for yet-undisclosed reasons. Abdiqani Hassan Farah, a reporter for the independent Radio Las Anod, was arrested as he was performing his normal journalist duties. Somaliland's officials in Las Anod have issued threats to local media, including radio stations and websites, according to media sources in the town. Sool region falls within the borders of the ex-British Protectorate of Somaliland, a colonial territory that united with ex-Italian Somalia in July 1960 to form the independent Somali Republic. But local leaders, including clan chiefs, argue that they only recognize "clan borders" and not arbitary boundaries erected by European colonizers during the 19th century. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 27, 2007 Wariyaal madax banaan oo manta ay xabsiga dhigeen mamaulka somalididka ah ee haatan ku sugan xarunta gobolka sool ee lascaanood. Maamulka somalididka ah ee Dahir Riyaale oo haatan biloobay sidii aay uga xidhib tiri lahayeen magaalada laas-caanood ee xarunta gobolka sool wariyaasha ama saxaafada madax banaan. Waxaa duhurnimadii maanta laga qabtay meel u dhaw saldhiga dhexe ee magaaladda laascaanood Maxamed shaqale oo ah maamulha shabakadda casuura online. Maxamed shaqale ayaa damacsanaa inuu soo eego xaaladda uu ku suganyahay cabdiqani xasan faarax oo jeelka loo taxaabay saaka isaga oo u sii socda gurigiisa isla markaana aysan jirin sabab loo xidhay. Maxamed shaqale ayaan la sheegin sababta loo xidhay laakiin waxaa loo malaynayaa hawlgal ay saaka bilaabeen maleeshiyaadka u adeega somalididka ah saaka subixii hore ayey bilaabeen inay weeraro ku qaadaan tuulooyinka isla markaana magaaladdana ka aruuriyaan cuqaasha iyo suxufiyiinta ka howl gasho warbaahinta badaxa banaan ee magaalada lascaanood. Sikastaba ha ahaatee waxaansa la garan Karin Ilaa haatan sabaabaha ay u xidheen mamaulka somalididka ah wariyaasha somaliyeed oo gudanayay howshoodi shaqo lakiin waxaa idin balan qaadi donaa waxii war ah oo kazoo baxa inaan si talan tali ah idin kula socod siin doono hadii rabi idmo insh allah. Cabdi Samed.Shabakada Carmooyin.com Nairobi Kenya. Email.cabdisamed05@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 27, 2007 Maleeshiyada Somaliland oo Laascaanood ku xiray Nabadoon kasoo jeeda gobalka Sool Last Updated::2007-11-26 16:01:57 Laascaanood(HRNet):- Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maleeshiyooyinka magaaladaasi gacanta ku haya ay bilaabeen in ay xabsiga u taxaabaan dhamaan xubnihii Nabadoonada ahaa ee ka qeyb galay shirkii ka dhacay magaalada Boocame ee beesha ***********. Maleeshiyooyinkan ayaa saaka xabsiga dhigay Odey lagu magacaabo Hurre Caalin oo kamid ah nabadoonada gobalka, ayadoo ay jiraan warar kale oo sheegaya in nabadoono kale oo dheeraad ah ay qafaasheen maleeshiyooyinka taageera Soomaaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood. Arrintan ayaa la xariirta go' aan uu maamulka Soomaaliland kasoo saaray dhamaan xubnihi ka qeyb galay shirkii Boocame in xabsiga loo taxaabo. Shirkii Boocame oo ay yeelatay Beesha *********** ayaa laga soo saaray go'aano lagu sheegayo in aysan Beeshu qeyb ka ahayn maamulka la baxay Soomaaliland, isla markaana ay taageersan yihiin Puntland iyo midnimada dalka Soomaaliya. Kulankan oo aysan ka qeyb galin wax xubno kasocda maamulada Puntland iyo Soomaaliland, ayaa natiijooyinkii kasoo baxay waxaa si weyn u dhaliilay maamulka Soomaaliland oo digniin u diray issimada gobalka Sool. Waa markii ugu horeysay oo uu maamulka Soomaaliland si bareer ah u sheego inuu xabsiga dhigayo issimada iyo nabadoonada gobalka hadii ay u hogaansami waayaan siyaasadooda. Issimada gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay in ayagu digniin u dirayaan maleeshiyooyinka kasoo duulay togdheer isla markaana ugu baaqayaan in ay gobalka Sool isaga baxaan, hadii kalena wixii cawaaqib xumo ah oo halkaasi ka dhasha uu qaadi doono maamulka la baxay Soomaaliland. Issimada ayaa sheegay in ay ayagu kasoo jeedaan Puntland dad ahaana yihiin dad Soomaali ah oo kasoo horjeeda kala go'ynta dalka Soomaaliya. Go;aankna ayaa sidoo kale la raaciyey digniin loo diray Nabadoonada iyo Issimada beelaha dega Waqooyi galbeed Soomaaliya, kuwaasi oo looga digay dhibaatada ka imaankarta dagaalada ka socda Sool iyo hadii deriswanaaga la dhawri waayo. HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites