Sign in to follow this  
General Duke

Clan Courts forcing children to fight + other news

Recommended Posts

Maxkamadaha oo arday yaryar ku soo daadguraynaya goobaha dagaalka

Last Updated::2006-12-21 19:33:38

 

Muqdisho:- Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho oo xarun u ah maxkamadaha midoobey ayaa sheegaya in maamulkaasi uu go'aan ku gaarey in gebi ahaanba

la joojiyey imtixaankii teeramka ee dugsiyadii waxbarashada iyadoo ardayda oo badankoodu ay da'doodu ka yar yihiin labaatan sano lagu amray in ay dagaalka galaan, dagaalkaas oo maxkamadaha iyo dawladda federaalka ku dhex maraya gobolka Baay.

 

Warar haatan ka hor soo baxay ayaa xaqiijiyey in dugsiyo fara badan albaabada loo xiray si ardaydu ay dagaalka u galaan, waxana ardaydaas oo aan lahayn da'ay dagaal ku galaan iyo khidbad dagaal toonna haatan la keenayo jiidaha hore ee dagaalka.

 

Marka la eego sharciyada caalamiga ah waa mamnuuc in carruur askar laga dhigto amaba dagaal la geliyo hase yeeshee horboodayaasha maxkamaduhu waxay ardayda u shegeen in ay jannada gelayaan haddii ay dagaalka galaan.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxkamadaha oo Magaalada Muqdisho ka billaabay Olole dadka xoog dhiig looga shubanayo.

 

Iyadoo uu jiro khasaare aad u baahsanoo maxakimta islaamiga sheegta ee muqdisho kasoo gaaray dagallo shalay iyo xalay ay la galeen ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ayaa haatan waxa magaalada Muqdisho oo ah xaruntooda uguweyn ay ka billaabeen olole aad u ballaran oo ay ku qabqabanayaan dadka oo xoog dhiig looga shubanayo.

 

Arrintan ayaa xalay bilaabatay,lakin manta ayaa si weyn looga dareemay magaalada,waxaana wariye ka tirsan shabakadan uu la kulmay ilaa iyo 3 ruux oo si qasab ah lagu waday isla markaana dhiig loogasoo shubay isbitaalka garka ah ee maxakimtu ku leeyihiin agagaarka warshadii hore ee baastada.

 

Howlgalkan dhiigga qasabka ah dadka looga shubanayo ayaa ku soo beegmay,maalin kaddib markii khasarihii ugu ba'naa uu maxaakimta Islamiga sheegta kasoo garay dagaallo ay la galeen ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan qeybo ka mid gobalka Bay.

 

Dhanka kale isu socodka magaalada Muqdisho ayaa aad hoos ugu dhacay,sababo la xiriira dadka oo ka baqoqaaday inla qafaalo oo dhiig aanay raalli ka ahayn laga shubo.

 

Arrintan ayaan ku cusbayn magaalada Waxana tan oo kale horay loo dareemay xilligii Uu Gen caydiid la dagaalamayay ciidankii UNISOM ee joogay dalka Soomaliya 90-aaadkii.

 

Yaasin Digool. Shabakada Carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Remembering 1991 in Ethiopia when the fascist and fanatical regime of mengistu sent 10,000 students to the front near Addis Ababa, while he was escaping to Zimbabwe, one can't help, but feel sad for the people under ICU areas.

 

I am not a military person, but I can visualize myself being victimized by some greedy power fanatic in Mugadishu as the case was in Addis Ababa.

 

ZANZIBAR, Tanzania, Dec. 21 — The transitional government of Somalia, which for several months had been rapidly losing territory to Somalia’s growing Islamist movement, claimed victory on Thursday in the first major confrontation between the sides.

 

“We have overrun their troops,” said Abdirizak Adam Hassan, chief of staff for the transitional president, Abdullahi Yusuf Ahmed.

 

United Nations officials confirmed heavy Islamist casualties in the fighting, which began Wednesday and continued Thursday.

 

The Islamist fighters — many of them lightly armed teenage boys, the officials said — were mowed down by transitional government soldiers backed by the Ethiopian Army, the most powerful military in the region.

 

“The Islamists attacked, they retreated and then they made the mistake of running into an open field,” a United Nations official said on the condition of anonymity. “After that, it was one shot, one kill.”

 

United Nations officials estimated that dozens of Islamists had died. The Islamists denied suffering humiliating defeats. On Thursday, the Islamist clerics who rule Mogadishu, Somalia’s capital, ordered schools closed so more children could be sent to the front lines.

.....................

Mohammed Ibrahim contributed reporting from Mogadishu, Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this