Naxar Nugaaleed Posted March 9, 2008 still lol @ "konteenar aya lugu xirey" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2008 Aniguba taasaan la yaabanahay ,, tolow miyaanay jails lahaynba ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 9, 2008 i have read that some Americans in the west have made modern houses out of those ubiquitous chinese containers, perhaps the bososans are testing that idea with jails first. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 9, 2008 never mind, this is how goods reach Somalia ceel macaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 9, 2008 Then no wonder they don't have jails ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted March 9, 2008 Salaan aqyaarta xilkaska ah: N. Nugaal: Walaal Magaalada Boosaaso waxaa ku yaala xabsiyada kala ah: Xabsiga Biyo kulule oo ahaan jirtey meeshii Hanuuninta waqtigii hore oo loo badalay xabsi, iyo Stationka la yiraahdaa Baalade. Midka sadexaad waa xabsiga dekeda oo ah Koonteenaro dadka lagu soo xiro, kuwaas oo geesaha ku leh doloolo ay dadka ka neefsadaan. One man gang: Ninka leh Majiyahan xoogbaa lagu soo qaadayaa: Taariikhdu waa dahab hadaad dib u raaceyso. Bal eeg taariikhdii suugaanyahankii reer sool Dr. Cabdulaahi Spanish uu ka gabyey: Yaaquud markuu huursanaa, halabsigii maagay Majiyahan si aan loo hantiyin, hoobiyaa dhacaye Wrsngli hubkii inu ka xigay, hubanti weeyaane Bagaa dhalad halgamey tuugtu way, na holinaayeene Iyo markii uu lahaa abwaankii reer Sanaag Horornimada qaar keed marbay kuu hednoqotaaye Hunguri baan wadku umuuqan oo hoos waxba udeyine Haraanka ini muuse iyo gaaray huruntiisa Ku hungoobe hadaf kuu watiyo himiladisiye Waataa hilbaha reer cismaan haadka looqubaye Marka waxaan ku leeyahay waan sugaynaa riigag ha keensadaan sideese looga dhaamin doonaa. Hantida waa hanti qaran waxaa iska leh: 5 Soomaali, waajibkana inaga ayuu ina saaranyahay ilaalinteeda iyo sidii looga dhowri lahaa nin ay qaad iyo qamri ay shirkaduhu u qaadaan in hanta qaran lagu qaato hay’haatay ka tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 10, 2008 "Midka sadexaad waa xabsiga dekeda oo ah Koonteenaro dadka lagu soo xiro, kuwaas oo geesaha ku leh doloolo ay dadka ka neefsadaan." You made my day KT. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 10, 2008 Midka sadexaad waa xabsiga dekeda oo ah Koonteenaro dadka lagu soo xiro, kuwaas oo geesaha ku leh doloolo ay dadka ka neefsadaan. That is all what i needed to know ,,, now i know odayga in halkaas lagu xidhay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 10, 2008 Bosaaso:- Mid ka mid ah Nabadoonada Gobolka Sanaag ayaa ka hadalay Xadhiga loo gaystay Nabadoon Cabdi Faarax Cilimi,isaga oo daboolka ka qaaday inuu xadhigaasi ahaa mid aad sharciga uga fog isla markaana looga baahan yahay inay Maamulka Puntland raali galin Deg Deg ah ka bixiyaan Nabadoon Maxamuud Xasan Maxamed ayaa oo ka mid ah Nabdoonada ugu caansan Gobolka Sanaag ayaa sheegay inay Maamulka Puntland ku gafeen xadhiga Nabadoonkaasi ee ay dhawaa Xidheen, waxa uu sheegay Nabadoonkaasi in si Sharci daro ah Gurigiisa looga kaxeeyay isaga oo aan waxba la Su"aaln la geeyay Jeelka. Nabadoon Maxmuud Xasan Maxamed oo nala soo xidhiidhay ayaa shaaca ka qaaday inay Nabadoonada Gobolka Sanaag dhawaan shir Deg Deg ah ka yeelan doonaan Tacadigaasi lagu kacay Nabadoonka,waxa uu sheegay inay Maamulka Puntland in badan ay ku soo dheereeyee Nabadoonada Gobolka Sanaag, Balse arinkaasi dhawaan wax laga qaban doono. Nabadoonka ayaa sidoo kale ka hadalay Doorka ay Maamulka Puntland ka ciyaaraan Gobolka Sanaag oo uu sheegay inay ka Gaabiyeen oo aanay waxa shaqo ah ku lahaya Talada Gobolka Sanaag isaga oo farta ku fiiqay inay Talada Gobolak Gacanta Nabadoonada Ku jirto. Waxa uu dhaleeceeyay Hadafka ay Maamulka Puntland ka leeyihiin Gobolka Sanaag oo uu sheegay inay kula wareegayaan Qori dable,iyaga oo doonaya inay Colaad ka horiyaan Gobolkaasi oo haatan ah mid Nabdoon. Hadalka Nabadoonka ayaa ku soo aadaya xili ay dhawaan Xidheen Maamulka Puntland Nabadoon Cabdi Faarax Cilmi,iyaga oo ku eedeeyay inuu maleegayay ciidamo ka dhan ah Maamulka Puntlnd oo fadhiisinkoodu yahay Magaalada sida wayn loo Ilaaliyo ee Majiyahan, Waa sida ay Hadala u dhigeen maamulka Puntland. Ilaa iyo haatan wax jawaab ah ka bixin Maamulka Puntland xadhigaasi ay ugasteen Nabadoon Cabdi Faarax Cilimi oo ay dhawaan xidheen Ciidamo la sheegay inay ka Amar qaadaan wasiirka Amniga ee ee Puntland C/laahi Siciid Samatar oo inta badan la sheegay inay saaxiib dhawyihiin Cade Muuse,isla markaana ay isku beel ka soo jeedaan. Jaamac Ayaanle Feyte LaasqorayNet/Bosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites