Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Laasqoray nationlink hostages released

Recommended Posts

Odayaal Iyo Waxgarad Ku Guulaystay Sii Daynta Shan Nin Oo Afduub Loogu Haystay Degaanka Buuralayda Bariga Sanaag (Dhageyso Warbixin Iyo Wareysi Ku Saabsan ).

 

 

Burco(Ramaas) Okt.09, 2010 – Odayaal iyo waxgarad ka tirsan bariga gobolka Sanaag ayaa ku guulaystay sii daynta shan nin oo dhawaan lagu afduubay degaankaas, shanta oo markii la afduubay ku gudo jiray hawl shaqo oo ay u hayeen shirkad ka mid ah kuwa isgaadhsiinta ee ka hawlgala degaanka.

 

 

Haddaba, odayaasha iyo raggii afduubka laga soo daayey oo maraya meel wax yar uun u jirta buurtii afduubka loogu haystay ayaa waxa wareystay weriyaha BBCda ee Burco Xusseen Awjaamac Jibriil Xagar, waxaanu wareysigu u dhacay sidan ee dhageysi wacan:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

If you khat people want to be independent so bad, why do you consider yourselves part of Somalia's political problems, why do you keep posting articles from Somalia and few from your khat state?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Timur:

If you khat people want to be independent so bad, why do you consider yourselves part of Somalia's political problems, why do you keep posting articles from Somalia and few from your khat state?

Maxaad tidhi timiray maxaad qaadka journaal u dul saartan maad tidhi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by Timur:

If you khat people want to be independent so bad, why do you consider yourselves part of Somalia's political problems, why do you keep posting articles from Somalia and few from your khat state?

Maxaad tidhi timiray maxaad qaadka journaal u dul saartan maad tidhi
:D
:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this