Jacaylbaro Posted March 22, 2008 In ka badan 70 Maxbuus oo ka soo kala jeeda Gobolada SSC & Deegaanada Real Puntland oo Somaliland ay ku qabatay dagaalo ay ku soo qaaday deegaanada Dhabansaar & abeesalay ee gobolka Sool ayaa guud ahaanba saaka si rasmi ah looga soo daayey jeelka Mandheera oo lagu hayey, waxaana saraakiishii la geeyey hotel ku yaalla magaalada hargeysa, halka askartiina lagu soo daabulay baabuur Nooca Bus-ka ah oo loo soo wado dhinaca laascaanood & Buuhoodle Agaasime Ku Xigeenka Warbaahinta SSC, ahna isuduwaha warfaafinta gobolka Cayn Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi) ayaa taleefoonka kula sheekaystay Col, Deyr Xaaji cabdi oo xorah oo dhex maraya magaalada Hargeysa,waxaana uu Kornaylku u xaqiijiyey Agaasimaha in guud ahaanba maxaabiistaasi la soo daayey. faahfaahinta maxaabiistaasi lasoo daayey kala soco Buuhoodlemedia.comBuuhoodlemedia.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 22, 2008 Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa Maanta Degreeto Madaxweyne aaya Cafis u Fidiyay Dhamaan Sideed iyo Lixdankii (68) Maxbuus ee lagu soo qab qabtay dagaaladii ka dhacay Adhi cadeye iyo Dhaban-saar Mudane Daahir Rayaale Kaahin digreerada uu ku cafiyay waxay u dhignayd sidan. Markuu arkay: Dastuurka JSL qodobkiisa 90aad Markuu tixgaliyey: Codsiga Odayaasha iyo wax garadka Beesha SSC Markuu Xaqiiqsaday: In ay yihiin Muwadiniin la khalday Markuu yaqiinsaday: Inay dalkooda nabad ku joogi karaan Markuu tixgaliyey: wada tashigii Masuuliyiinta ay khusayo Waxa uu go,aansaday madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin in Laga bilaabo Taariikhda Degreetadan wuxuu cafiyey dhammaan Sideed iyo lixdanka (68) Maxbuus ee Magacyadoodu ku lifaaqan yihiin oo lagu soo qabqabtay dagaaladii ka dhacay Adhi cadeye iyo Dhaban-Saar. Sidoo kale Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa Degreeto Madaxweyne Lr.310/032008 uu Cafis u fidiyay dhamaan kow iyo toban (11) Maxbuus ooo ka soo jeeday (gobalada Mudug / Nugaal iyo Bari ) oo lagu soo qab qabtay Dagaaladii ka dhacay Adhi cadeye iyo Dhaban-saar afnugaal New Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 24, 2008 This is great news. Now that he is free, Col. Dayr iska Toos waxa looga fadhiya inuu dalkiisa iyo dadkiisa dhinac ka raaco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 25, 2008 Yes ,, he is freely strolling in the streets of Hargeisa with his mobile phone ,,, finally smelling the freedom. Quote Share this post Link to post Share on other sites