Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: airport functioning despite hype of clan clowns

Recommended Posts

Muqdisho: Diyaarad bagaash sidday, hilibna qaaday ayaa caga dhigatay kana duushay garoonka Muqdisho

22. september 2008

 

 

Muqdisho (AllPuntland)- Dayuurad kuwa xamuulka qaada ah oo u rarnayd ganacsato reer Muqdisho ayaa maanta si nabad ah uga dagtay ugana duushay garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho.

 

Diyaaradu markii ay soo dagaysay waxaa la maqlay rasaasta ka dhacda qoryaha hoobiyaha, inkastoo mar damboo ay ka duushay garoonka aan la maqal hoobiyayaal lagu soo tuuro dayuurada iyo garoonkaba.

 

Dad goobta jooga ayaa xaqiijiyay in hoobiyayaasha lagu soo riday garoonka markii diyaaradu soo dagaysay ay ku dhaceen meelo ka baxsan garoonka, ciidamada amaanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa caawiya ayaa goobihii hoobiyaha laga soo tuuray ku riday madaafiic natiijadoodii la rumaysan yahay inay noqotay in diyaaradu markii ay duulaysay aan la maqlin hoobiye soo dhaca.

 

Sargaal ka tirsan dawlada Soomaaliya ayaa AllPuntland u xaqiijiyay inayan jirin wax khasaare ah oo dhinaca dawlada iyo ciidamada Afrika ka soo gaaray dagaal xalay lagu qaaday ciidanka Amisom iyo weerarkii garoonka maanta lagu qaaday, ma jirto cid ilaa hadda u hadashay kooxda weerarka soo qaaday.

 

Weerarka garoonka lagu qaaday ayaa daba socda hanjabaad ka timid kooxda Al-shabaab oo sheegtay inay weerari doonta diyaaradaha ka daga garoonkaasi, dawlada Soomaaliya ayaa ku balan qaaday xaqiijinta amaanka garoonka, balanqaadkaas ayaa la rumaysan yahay inay diyaaradii maantu kusoo dagtay gagida Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho.

 

AllPuntland, xarunta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diyaarad ay leedahay shirkadda Gallad oo soo Caga Dhigatay Garoonka Aadan Cade.

 

Diyaaradan ayaa la sheegayaa inay iyadu garoonka fadhiday muddo hal saacadood ah, oo ay ka socotay howsha daabulka xamuulka, waana diyaaradii ugu horeysay ee jebisa xayiraadda kooxda Bilaash Xeetayaasha Alshabaab.

 

Diyaarad ay leedahay shirkadda Gallad ayaa saaka ka soo degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport, taasi oo la sheegay inay siday alaabooyin kala duwan oo loogu talagalay ciida, waxaana diyaaradaasi oo u kireysneyd ganacsato reer Muqdisho ah ay si caadi ah howsheeda u socotay.

 

Mudadii ay diyaaradaasi taagneyd garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxaa dhinaca kale iyana socday Madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano oo ay isweydaarsanayeen ciidamada AMISOM iyo kooxda bilaash xeete Al-Shabaab, iyadoona qaar ka mid ah Madaafiicdaasi lala beegsanayay suuqa bakaaraha oo inta badan laga soo ridayo hoobiyaha.

 

Saraakiisha garoonka Diyaaradaha, Waaxda Saadaasha hawada ayaa iyana la filayaa inay hadal ka soo saaraan arrintaasi, hase yeeshee dadka rayidka ah ee ku dhaqan inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha iyo suuqa bakaaraha ayaa iyagu wadnaha farta ku haya mar alla markii ay diyaarad timaado, iyagoona ka cabsi qaba inay waxyeelo ka soo gaarto madaafiicda garoonka lagu ridayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galad has paid a fine and are now working.

Thus a chance is given to anyone who repents.

Anyhow the Clan militia have failed to have the airport shutt.

 

They cause more pain and suffering for the "people they are liberating" nothing else.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

They cause more pain and suffering for the "people they are liberating" nothing else.

You are very much right in that aspect , but I doubt whether you even care less. The number of people that have died as a result of proclaiming the airport shut and in the process of trying to keep it shut is numerous and thus questions whether the motive is actually worth anything at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What you think of what I care is beside the point. These clowns who happen to be nothing new the Mogadishu airport and port were closed for decade or so because of such actions. Those days they had different names.

 

But the TFG needs to stand its ground and if attacked defend itself.

 

Now the media clan wailers are saying TFG kills the people, Ethiopia killsa the people, but Al Shabaab actions are what?

 

Nothing political or in any way will advance the agenda of the people of Mogadishu. They will achieve what their predicessors did, nothing but nore deaths.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this