Xaaji Dhagax. Posted February 18, 2010 KN: Kumanaan ciidamo Soomaaliyeed oo muddo bilooyin ah tabobar uga socdey dalka Kenya ayaa lasoo dhoobey xuduuda kala qeybisa Kenya iyo Soomaaliya, meelaha la geeyey waxa aka mid ah magaalada Libooyo ee u dhow Dhoobl Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamada si qarsoodi ah lagu daabuley habeenadii lasoo dhaafay, waxaana fariisimo looga sameeyey aagag muhiim ah. Walloow ay ciidamada sameeyeen dhaqdhaqaaq ay ku tageen meelo kala duwan oo xuduuda ku dherarsan, hadane ma jiraan wax talaabo ciidan ah oo ay qaa Ciidamadani oo ay hor kacayaan saraakiil ay ka mid yihiin Col. Cabdi Mahdi iyo Col. Fartaag ayaa waxaa la filayaa in ay duulaan ku qaadaan gobolka Jubbada Hoose oo ay qabsadaan magaalada Kismaayo, hase yeeshee talaabo qaadkooda wuxuu ku xiranyahay duulaanka qorsheysan ee DKMG ah damacsantahay in ay Xamar ka biloowdo. Imaanshahooda xuduuda ayaa ahaa sababta ugu weyn ee hakadka uu ugu jirey duulaanka maadaamaa la doonayo in isku mar duulaanka meelo badan markaliya laga wada qaado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 18, 2010 Who are Col. Cabdi and Col. Fartaag? and what happened to the Moorgan Fartoogte ? ....Let the game begin ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 This time there will be no Ethiopians or Kenyans ,,,,, Soomaalidii uun baa si fiican la isugu dhirbaaxayaa with the same results ,,, And believe me ,,,,,,, it is the end of Sh. Sharif as well ...... he is there coz Alshabab are there ,,,, once they're defeated then he will be gone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 ^^Somalia will come out strong Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 I hope one day ,,, that is Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 ^^Fiicnidaa maanta Somalida 20 sano nin qori weyn wattaa ku dul fadhiyayow waa ku adagtahay inay fahmaan the art of planning...and that is what tfg and its allies are doing. At the end i think it will succeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 Awalba waan fiicnaaye waa lagaa qariyay uune Inta AMISOM oo keliya madaxweynaha lagu hallayn karo weli ma dhawa ,,,,, lakin waa wax la gaadhi karo Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 Amisom waa niman aad dal nagu haysan, taariikh xumina na dhex ool sida Ethiopia, joogitaankoodu shiddo naguma hayyo. waa intaan askar badan ka helayno awoowe, waase la faqriyey oo lacag la'aan ba'an baa jirta. waa anagii suudaan aadnay oo mar damacnay inaan dalka lacag ku harqinno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 ,, wax aan la waayinba lacag baa jirtee xariifnimada uun baa la is dheer yahay awoowe ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 ^^tu aad u fara badan baan u baahanahay awoowe idinka xoogaa baa idin deeq. hanka lays dheer yahay soo ma ogid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 hanka farsamadaaa ka horaysa ,, qaar aan ogahay hadii loo dayn lahaa meel la kala dhigaa la wayi lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 anigu warkii ku siiyey Jacaylow In honarary Qusuusi lagaa dhigay maqlay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 18, 2010 Niyow qusuusigaas meel kalaan ku maqlayee iga daa kow dheh ,,,,,,,,,, bahashaa lacagta ahna cid baa ku haboone ha loo dhiibo warkeeda ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 ^^Accountanka wax ma ka taqaan, Shariif Xasan baa nin raadinayya Ilaahay weel weyn baa lagu baryaa soo ma ogid Quote Share this post Link to post Share on other sites