Juje Posted June 12, 2007 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo raali galin ka bixiyay baaris lagu sameeyay Hoyga Dr. C/qaasim Mogadishu 12, June.07 ( Sh.M.Network) Dowladd KMG ah ee Somalia ayaa maanta raali galin ka bixisay baaritaano lagu sameeyay dhowaan Hoyga Madaxweynihii hore ee Somalia Dr. C/qaasim Salaad, ka dib kulan Maanta ay isugu yimaadeen Madaxweyne C/laahi Yuusuf, RW Geedi iyo Dr. C/qaasim Salaad Xasan, kulankaasi oo ka dhacay Hoyga Dr. C/qaasim. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo ay socdaalkiisa ku wehliyeen RW Geedi, Wasiirka arimaha gudaha Max'ed Max'uud Guuleed Gacmo Dheere, wasiir K.xigeenka G/dhigga Salaad Cali Jeelle iyo taliyeyaasha nabad sugidda ayaa waxa ay ku booqdeen Hoyga uu dagan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia, Dr. C/qaasim Salaad Xasan. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa si buuxda uga raali galiyay Dr. C/qaasim Salaad Xasan fal uu ku tilmaamay in ay sameeyeen rag isaga aanu soo war-galin oo baaris ku sameeyay Hoyga C/qaasim. Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo kulankaasi ka hadlay ayaa kula dardaarmay RW Geedi iyo Madaxweyne C/laahi Yuusuf in ay daba-gal ku sameeyaan raggii falkaasi ka dambeeyay, isla markaana loo baahan yahay in maxkamad lagu soo taago raggaasi falka ay galeen. Waxa uu beeniyay in inta badan wixii laga qaatay loo soo celiyay hasa ahaatee waxa uu tilmaamay in labo qori oo kaliya loo soo celiyay halka agab fara badan laga qaatay, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay isla markaana uu qaatay raali galinta laga siiyay arinkaasi. Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi xaaji Goobdoon ayaa waxa uu sheegay in intii kulankaasi uu socday uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf amar ku bixiyay in ciidamada dolwadda ay la wareegaan amaanka Hoyga Dr. C/qaasim Salaad Xasan. Kulankaan ayaa ka dambeeyay ka dib markii dhowaan ciidamo isugu jira Somali iyo Ethiopian ay xoog ku galeen Hoyga Dr. C/qaasim isla markaana ay ka qaateen halkaasi hub iyo gaadiid dagaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 12, 2007 Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi xaaji Goobdoon ayaa waxa uu sheegay in intii kulankaasi uu socday uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf amar ku bixiyay in ciidamada dolwadda ay la wareegaan amaanka Hoyga Dr. C/qaasim Salaad Xasan. looooooooooooooool ,,, house arrest ??? or at least he will be under full control Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted June 12, 2007 Doesn't count. They done it on purpose. A thug regime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 12, 2007 Indeed, peacenow, but the intention of this thread was to show some blind supporters of Yeey, that the action was wrong and that their hero has apologised. Hence am waiting for Duke's apologies... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 12, 2007 ^^Dagaal-ooge on another dagaal-ooge's tail. What's the difference? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 12, 2007 A million unspoken words in that photo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 12, 2007 ,,,,,, sida la isu khaawisayaa igaga daran Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 12, 2007 ^^ That photo goes great with the title of the thread Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted June 12, 2007 juje lool duke will come up something for you to chew on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 12, 2007 Originally posted by XOG-ogaal: juje lool duke will come up something for you to chew on Let me re=phrase that for you saxiib...duke will come up with something that will make him look like more rediculous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted June 12, 2007 Love the picture........especially the look in AYś eyes (is that contempt?.....or your so dead, youjust don know). Cabdiqasim better leave town before sunset......Muqdisho ain't big enough for both of them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 12, 2007 In that picture, Yeey looks like Joqoro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted June 12, 2007 I don't love him I tried to tell myself But you can see it in my eyes So don't deny I can't fool no one else The truth is in the tears I cry Cause if it isn't love Why do I feel this way Why does he stay on my mind And if it isn't love Why does it hurt so bad Make me feel so sad inside If it isn't love I told him I'd never fall in love But now I know better How does it feel I can't describe this feelin' That came when I saw him last night He got to me, I'll let you know the reason I saw him with another guy So if it isn't love Why do I feel this way Why does he stay on my mind And if it isn't love Why does it hurt so bad Make me feel so sad inside I took my heart To shatter in a thousand pieces Before I'd ever drop my pride Losing love worrying about my image Really helped me realize If it isn't love Why do I feel this way Why does he stay on my mind And if it isn't love Why does it hurt so bad Make me feel so sad inside If it isn't love With apologies to New Edition Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 13, 2007 Abdiqasim is way better looking that is all I have to say....and the old man has been worned out....I feel sorry for that sad old man really. Quote Share this post Link to post Share on other sites