sunaari Posted August 15, 2008 Boosaaso,Puntland:Weftigii shirkada Alkhaliij iyo Sadanada Cumaan oo booqday Maxjarka. Weftigan shalay galab soo gaaray Puntland gaar ahaan Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay soo kormeereen Xarunta Maxajarka iyo shaybaarka loogu talagalay in lagu daaweeyo xoolaha la dhoofinayo. http://www.puntlandgovt.com/som/currentissues/information/current_issues_more.php?id=827 Ganacsatada oo Casho sharaf u sameeyey weftiga Imaaraatka iyo Sadanada Cumaan http://www.puntlandgovt.com/som/currentissues/information/current_issues_more.php?id=828 Weftigii ka socday Imaaraatka iyo sadanada Cumaan oo maanta la kulmay Madaxweynaha DGPL. http://www.puntlandgovt.com/som/currentissues/information/current_issues_more.php?id=829 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 15, 2008 Cadde Afka quraanka mayaqaan miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted August 15, 2008 Sunaari, nimanka ma macuun qalalan baa lagu soo dhaweeyey, miyaa? Bariiskii meeyey? Mise caraptaan kilyaha waaweenka leh ma lagu caateenayaa meesha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sunaari Posted August 15, 2008 I think, they don't need food to eat since they are going back to their Casiir country, so they ate two days worth of food from their countries. I think, whoever took the pictures is not proffessional one. He/she have taken pictures when they were about to eat or finish up the food,he took the pictures before the food was served.. Or may be, just may be Cade ate all the food ahead of time -- just joke Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 15, 2008 He indicated that the animal quarantine "will be the biggest in the Horn of Africa" once its opened and that Somalis will be able to export livestock to markets in the Middle East. This is the important news lads. Quote Share this post Link to post Share on other sites