Captain_Mike20 Posted August 8, 2010 siilanyo oo ku hawlan sidii u somaliland iyo somalia u mideyn lahaa isga oo balan qaad ka helay besha caalamka balan in madaxweyne loo ga digi doono hargeisa na magaalo madax looga digi lahaa, waxaa tabaldii u gu horey qaadey besha bariga burco, oo yagu u adeegaya ajendaha siilanyo besha buhoodle oo la rabo in loo ogolaado in ay mamaul soomaliya hoos yimaada ka hirgaliyaan degaanka somaliland sida beelaha kale ee awadal and salal ay yaguuna u hirgaliyaan maamaulo somaliya tabacsan dulkooda, waxaan kula talain lahaa shcabka xalaasha ah e somaliland in ay arinta ka hortagaan sida ugu haboon, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 9, 2010 Waxan waxa qoray nin muufo ku mirqaamay I have been hearing this since the early 90s during egals days laakin wa iska sheeko dadku mirqaanku ugu baxo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 9, 2010 Strange character this Captain Mike is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 9, 2010 Most likely Siilaanyo's SL will concede that SCC cannot be part of SL since their political stances are diametrically opposed to that of secessionist and will settle a friendly state between them and Puntland...that will trigger an Awdal state...and the eastern Burco will eventually have their own state which leaves the big western mother in alliance with Oodweyne to lead again as they did before Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted August 9, 2010 ^ LOL @...Siilanyo somaliland buu rabaa in "Lagu Daro" Somalia As if those marqaan-incapacitated troglodytes EVER left Somalia! Keep wishing, fellas! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted August 9, 2010 Cawkaaba mar hore noo sheegay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 10, 2010 Is this Cowke somekind of a Guru? I never met him and everybody keep citing him. Or do you guys have all the green BOOK of COWKE. Quote Share this post Link to post Share on other sites