Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Socdaalka nabadda ee gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Waxaa si rasmi uga socda Gobolka Hiiraan Socdaalka Nabbada oo ay horkacayaan Duqayda iyo wax garadka golbolka Hiiraan. Socdaalka Nabadda oo ilaa iyo hadda socda mudo asbuuc ah ayaa dadka reer Hiiraan si wanaagsan u soo dhaweeyeen.

 

Socdaalka oo looga gol lahaa siddi loo sii adkeeyn lahaa nabadda ka jirta deegaanka Hiiraan isla markaana loo xalin lahaa qilaafyadda yar yar ee ka dhexjira beelaha degan deeganadaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Xarunta Cilmibaarista iyo Wadatashiga Soomaaliyeed ee loo yaqaan CRD.

 

Geedi socodkaan soo meel kastaa oo ay tagaan si khiiro leh loogu soo dhaweeynayo, ayaa waxaa ay maalintii shalay ahayd gaareen deegaanka Buqda Caqable. Si aad qiiro leh ayaana loogu soo dhaweeyay, iyadda oo odoyaasha deegnaakuna ay dadku ku guubaabiyeen is walaaleysiga iyo isku soo dhawaanshaha dadka degan degaanka.

 

aa markii ugu horeeysay oo ay socdaal ku maraan odayaalka iyo wagaradka gobolka oo wada socda deeganka gobolka. Socdaalka mar mar waxaa uu isku rogayay mid dabaal-deg ah. Oo dadka dareemayeen in ay yihiin dad isku mid ah oo ayan jirin qabiil-qabiil. Mid ka mid ah odayaasha shirka ka soo qayb-galay ayaa yiri” “Mar hore ayaa iigu danbeeysay dareen Soomaalinimo in aan dareemo, shacaba Soomaaliyeed hadii uu sidaan oo kale isku dhexmaro iyadda oo cod nabadeed lagu hadlayo, dhibka Soomaaliya heyastaa waa uu dhamaan lahaa”

 

Socdaalka Nabadda waxaa uu uu sii gudbi doonaa degaanada ay ka mid Matabaan, Baletweyn iyo Maxaas. Talooyinka ka soo baxyaa socdaalka ayaa waxaa ka mid ah in socdaalka noocaani ah ay Xarunta CRD ku baahiso dalka oo dhan. Deegaan kastaa oo dukhaydu tagtana waxaa lagu magacaabayay gudo nabadeed oo ku biro gudo gobol oo arimaha Nabdda gobolka ka shaqeeya.

 

9_jpg.jpg

 

1_jpg.jpg

 

13_jpg.jpg

 

6_jpg.jpg
'

 

[i don't see any ubiquitous baroon (tikniko) guarding odeyaasha. Waa wax lagu farxo taas.]

 

5_jpg.jpg

 

[Haweenka oo laga maarmaanka ah ayaa ka muuqan laakiin.]

 

Waa wax lagu deydo oo mudan. Soomaali Maryooleey should follow this daunting task in every region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this