Sign in to follow this  
MoonLight1

Now they hate foriegn fighters.

Recommended Posts

Xizbul-Islaam oo Sheegtay in ay Qabteen Qof Kenyan ah

 

05-October-2009

 

 

 

Maleeshiyada Islaamiyiinta

Ururka Xizbul Islaam ayaa shaaca ka qaaday in ay nin u dhashay dalka Kenya ay ku soo qabteen dagaalada u dhexeeya iyaga iyo Al Shabaab ee ka socda Jubbada Hoose, gaar ahaan dagaalkii u dambeeyay ee Habeen hore ku dhex maray agagaarka Kismaayo.

 

Afhayeen u hadlay ururkaoo lagu magacaabo Ismaaciil Caddow Nuur ayaa VOAda u sheegay in Al Shabaab ay soo weerareen fadhiisin ay ay agagaarka magaalada Kismaayo ku lahaayeen halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan Todoba qof.

 

Dagaalka u dambeeyay ayaa dhacay habeenimadii xalay ee axaddii.

 

Af Hayeenka u hadlay Xisbul Islaam ayaa tilmaamay in maxaabiista ayka hayaan Al Shabaab uu ku jiro nin haysta dhalashada Kenya kaasi oo ay ku soo qabteen sida uu sheegay dagaalkii u dambeeyay

 

Sarkaal u hadlay Kooxda Al Shabaab oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo ayaa VOAda u sheegay in mid kamida dadka uu ugu yeedhay “ Walaalaha Muhaajiriinta” uu ka mid ahaa dadka la qabtay, inta badan Al Shabaab ayaa Muhaajiriin ugu yeedha dagaalyahanda aan Soomaalida ahayn ee ka tirsan kooxdooda.

 

Gees kalena xogahaya arrimaha dibdda ee Isbahaysiga Dib U xoraynta Somalia- Garabka Asmara, Axmed Cabdi Xaashi “Xasharo” ayaa cambaareeyay dagaallada u dhexeeya Al Shabaab iyo Xizbul Islaam, waxaana uu VOAda uu u sheegay in aanay cidina dan ugu jirin dagaalada haatan socda.

 

voasomali.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

these HI guys used to champion and deffend use of foriegn fighters and now they cry "aaaah foriegn fighters" .

 

ever heard "test of own medicine"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well read the article my friend, why are they posing the froign fighter only,if you listened to radio today you would've heard them crying loud about this foriegn individual, they are doing it because they know the public hates these forieners who are running havoc in the country, its a good probagande for HI guys othewise if they were in love with these foriegners they wouldn't pose them as a trophy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this