General Duke Posted November 29, 2008 Musharax Genaral Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo Booqday una Hambalyey Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King KongSawiro Qardho: - Musharax General Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo booqosho ku tagey magaalada Qardho, si uu ugu hambalyeeyo Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King Kong oo loo Boqray In uu noqodo Boqorka Beesha *******. Boqorka ******* Boqor C/laahi Boqor Muuse ayaa maalintii khamiistii waxaa lagu Caleema saaray Deegaanka Ceelmur Qardho ee xarunta Gobolka Bari. Musharax Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) wuxuu Qasrigiisa Magaalada Qardho ku Booqday uguna Hambalyey Boqorka la Boqray Boqor C/laahi Boqor Muuse. Waxaa laguna Cana shubay Magaalda Qardho Ee Gobalka Bari Ee Maamul Goboleedka Puntland, Munaasibada xaflada dhaqameedka siwayn loo soo Agaasimay oo ay ka qayb galen dad gaaraya kumanaan oo isgu jira, Madax, Isima Dhaqameed, Dad wayne aad u farabadan, Musharixiinta Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Qaar ka mid ah madaxda Dowlada Federalka ayaa iyana ka Qaybgalay Munaasabada Caanashubka Boqorka Madaxda ka soo qaybgashay waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Ummada Soomaaliyeed Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed & Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federalka Xildhibaanadaas oo ay ka mid ahayd Xil. Caasha Axmed Cabdalle Dhaaman dadkaas oo ka soo qayb Galay Caana shubka Boqorka *******. Garoowe-Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 29, 2008 Booqashadii Gobolada Puntland iyo Safarkii Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ku sugan Garoowe Daawo Sawirada Garoowe:-Waxaa uu Booqasho ku maray Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar iyo Degmooyin kale oo ka tirsan Gobolada Karkaar,Bari,iyo Nugaal iyadoo uu ugu damayntii ka qaybgalay Caleema saarka Boqorka Beesha ******* ee lugu caleema saaray Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar,waxaan uu usii gudbey Magaalada Caasimada Puntland ah Ee Garoowe oo uu kulamo ilaa iyo iminka kula leeyahay Madaxwayne Cabdilaahi yuusuf Axmed iyo Xildhibaan Caasho Axmed cabdla. Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ka mid ah Murashaxiinta sanada 2009ka u taagan Jagada Madaxtinimada Puntland ayaa sheegay inuu Gobolada Puntland ka haysto kal soonida ugu Fiican marka la eego dadka soo dhowaynaya iyo sida ay saraakiisha Sare ee Puntland ula dhacsanyihiin Murashax Halyeyga ah ee tariikhdu waxbadan ka Xusto ee Puntland isbedelkeeda u hanqal taagey. Maanta gelinkii Hore ilamaa iyo Gelinkii dame waxaa jirey kulamo saxaafada laga xanibay oo uu General cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir la qaatay Mudane cabdilaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliya oo sheeciyey inay reer Puntland maanta Doorashada Puntland hadii ay doonayaan inay noqoto mida lugu hanwaynyahay ay Doortaan Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 29, 2008 Soo dhowayntii ilkajir iyo Caasimada PL Ee GarooweP Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 29, 2008 Muqaalkani Waa Bartamaha Suuqa Magaalada Garoowe ee Caasimad Goboleedka Puntland Goobta ugu Buuqa Iyo Saxmada Badan ee Loo yaqaan BARXADA GAROOWE Qasriga General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir ee Magaalada Garoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 29, 2008 Xasan Abshir Farax welcomes Gen Ilka-Jiir to capital of Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted December 2, 2008 beautiful pics Duke. More pics at Garowe, Capital of Puntland qaar ka mid ah isimada Garaad Saleebaan Garaad Mohamed Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 4, 2008 Garaad Salebaan & Xasan Abshir two big players in Puntland meet our candidate. Nice Pics indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites