Sign in to follow this  
General Duke

Garowe, Qardho: Gen Abdullahi Ahmed Ilka-jiir viist : PICS

Recommended Posts

10_11.JPGMusharax Genaral Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo Booqday una Hambalyey Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King KongSawiro

 

Qardho: - Musharax General Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo booqosho ku tagey magaalada Qardho, si uu ugu hambalyeeyo Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King Kong oo loo Boqray In uu noqodo Boqorka Beesha *******.

Boqorka ******* Boqor C/laahi Boqor Muuse ayaa maalintii khamiistii waxaa lagu Caleema saaray Deegaanka Ceelmur Qardho ee xarunta Gobolka Bari.

 

Musharax Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) wuxuu Qasrigiisa Magaalada Qardho ku Booqday uguna Hambalyey Boqorka la Boqray Boqor C/laahi Boqor Muuse.

 

Waxaa laguna Cana shubay Magaalda Qardho Ee Gobalka Bari Ee Maamul Goboleedka Puntland, Munaasibada xaflada dhaqameedka siwayn loo soo Agaasimay oo ay ka qayb galen dad gaaraya kumanaan oo isgu jira, Madax, Isima Dhaqameed, Dad wayne aad u farabadan, Musharixiinta Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland,

 

Qaar ka mid ah madaxda Dowlada Federalka ayaa iyana ka Qaybgalay Munaasabada Caanashubka Boqorka Madaxda ka soo qaybgashay waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Ummada Soomaaliyeed Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed & Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federalka Xildhibaanadaas oo ay ka mid ahayd Xil. Caasha Axmed Cabdalle Dhaaman dadkaas oo ka soo qayb Galay Caana shubka Boqorka *******.

 

Garoowe-Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Booqashadii Gobolada Puntland iyo Safarkii Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ku sugan Garoowe Daawo Sawirada

 

Garoowe:-Waxaa uu Booqasho ku maray Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar iyo Degmooyin kale oo ka tirsan Gobolada Karkaar,Bari,iyo Nugaal iyadoo uu ugu damayntii ka qaybgalay Caleema saarka Boqorka Beesha ******* ee lugu caleema saaray Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar,waxaan uu usii gudbey Magaalada Caasimada Puntland ah Ee Garoowe oo uu kulamo ilaa iyo iminka kula leeyahay Madaxwayne Cabdilaahi yuusuf Axmed iyo Xildhibaan Caasho Axmed cabdla.

 

Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ka mid ah Murashaxiinta sanada 2009ka u taagan Jagada Madaxtinimada Puntland ayaa sheegay inuu Gobolada Puntland ka haysto kal soonida ugu Fiican marka la eego dadka soo dhowaynaya iyo sida ay saraakiisha Sare ee Puntland ula dhacsanyihiin Murashax Halyeyga ah ee tariikhdu waxbadan ka Xusto ee Puntland isbedelkeeda u hanqal taagey.

 

Maanta gelinkii Hore ilamaa iyo Gelinkii dame waxaa jirey kulamo saxaafada laga xanibay oo uu General cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir la qaatay Mudane cabdilaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliya oo sheeciyey inay reer Puntland maanta Doorashada Puntland hadii ay doonayaan inay noqoto mida lugu hanwaynyahay ay Doortaan Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

11_10.JPGMuqaalkani Waa Bartamaha Suuqa Magaalada Garoowe ee Caasimad Goboleedka Puntland Goobta ugu Buuqa Iyo Saxmada Badan ee Loo yaqaan BARXADA GAROOWE

 

1_33.JPGQasriga General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir ee Magaalada Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this