Jacaylbaro Posted October 21, 2007 C/llaahi Y: HALOOW HALOOW , HABAARQABE MA I MAQLAHAYSAA? Cade Muuse: HALOOW HAA HAA WAAKU MAQLAHAYAA INKAARQABE HADAL HADEE C/llaahi Y: WAR HORTA INAAD INKAARQABTO WAAN OGAAYE INAAD WALANTAHAY MAAN OGAYN, WAA MAXAY ARGAGIXISADAN AAD CIDWALBA KU SHEEGAHAYSAA MA MADAXAA LAGAA HELAY.. Cade Muuse: HABAARQABE TA MAANTA I HAYSATA HAYGU SII DARIN CANAAN IYO CAGAJUGLEYNE MAXAAD IISOO WACDAY EE BAAS... C/llaahi Y: INKAARQABE SHALAYBAAD LAHAYD REER LAASCAANOOD WAA ARGAGIXISO MAANTANA MA REER DHAHAR BAAD ARGAGIXISO KU SHEEGTAY? BERINA MAXAA XIGI? Cade Muuse: HABAARQABAAD TAHAYE ADBA SOWDIGA ARGAGIXISADA KU CAANA MAALAY MAXAAD IIGU DIIDI... C/laahi Y: WAAR HEEDHE INKAARQABE ANAA KAAGA HOREEYEY ARGAGIXISADA WAX LAGU SHEEGEE HAYGA DABA SHEEGANE SI KALE MAAMULKA KU ILAASHO.. Cade Muuse: INKAARQABOW MARDANBE AMAR HAYSIIN WAXA LAYGA QABSADAY LAASCAANOOD OO SIYAASADA IGA KHARIBAY WAA SIDAAD WAX IIGU SHEEGEYSAY MARWALBEE, DIBDANBE WAX HAYGU SHEEGIN MAANTA WAA INAAN MASKAXDAYDA ISTICMAALAA. C/llahi Yuusuf: HABAARQABE MA MASKAX AAN TAYDA AHAYN BAA KUGU JIRTA. SHALAY MARKAAD XAAFADKASTA MISHIINKA LACAGTA DHIGTAY MIYAANAN KUSOO GURMAN MIYANAN WAX KU SHEEGIN, HADANA HADAANAY TAYDU IGU HAYSAN BAYDHABO, LAASCAANOOD LAGAAMA QABSADEEN OO ANAA WAX KU SHEEGI LAHAA EE WAA INTAAN MASHQUULSANAA, MARKAA MARNA HAY ODHAN WAX HAYSHEEGIN, ILAYN MASKAX MA LIHIDE.. Cade Muuse: INKAARQABE MAANTA LAGA BILAABO ADAABA ARGAGIXISO AH OO WELIBA ARGAGIXISO KU AH MASKAXDAYDA IYO FIKIRKAYGA GAARKA AH.. C/laahi Yuusuf: WAAR HABAARQABE WELIBA WAALAN OO BUUFIS QABAAD TAHEE, WAKHTI BADAN MAHAYEE WAXAAN KAGA TAGAHAYAA, JOOJI KELMADAN ARGAGIXISO EE AAD CIDWALBA KU LEEDAHAY, MA MAANTAAD KEENTAY INAAD ***** DII ARGAGIXISO KA DHIGTO, WAAD WALAN TAHAYE WAXAAN KA BAQAYAA BERINA INAAD DHEGAHAAGA, FARAHAAGA, CIDIYAHAAGA IYO SUUNIYAHAAGA ARGAGIXISO MOODO. MIDA KALE MA IS ARAGTEEN NINKII XASAN ABSHIR AHAA EE AAN KU SOO DIRAY? Cade Muuse: HABAARQABOW XASAN ABSHIR ISAGAABA ARGAGXISO AH, ADNA ARGAGIXSAAD TAHAY NAGA TAG.... QAB.....Waxaana ku xigtay...DHUUUUUUUUUDH DHUUDH......intaa markuu yidhi baa cade muusena markiisii ku dhigay tellkii ina-yey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2007 .... Silly journalists Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 21, 2007 ^^^How long it took you to write that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2007 looooooooooool ,, i didn't write it Ask me the source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 22, 2007 Waxaan damaashaad ma'ahee tartiibso. Mar horaa kuu sheegay do not read those wacky sites, lest they unexpectedly make you a one. Degmo la kala qabsaday tan ma ugu horeynin, ee tartiibso mar labaad, igaarka. Dhiiga Soomaaliyeed meesha ku daadan doono, oo soo socdo ayaa ka naxsanahay because some cockamamie old white man meel uu xariijiye and said this is my "international" border. Believing this crap and even more worse, shedding unnecassary innocent Soomaali blood for this, a hundred years and more after the fact and when, in fact, our aabooyin and awoowiyaal, in their wisdom, eradicated once and for all that ludicrous divided calaamad set by a long gone white man from another continent. All this in maanta loo noqdo. It is just pathetically ridiculous and if it was not so tragic, bordering beyond farce. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2007 Don't we praticing what the old white men calaamad for Somalia ?? ..... horta wax aynu kuba shaqayno maxaynu uga doodnaa ,, Yaa dejiyay xuduudkan maanta la leeyahay waa soomaaliya ?? sow gumeystihii uun maaha ?? Maxaan ku khaldanahay hadaan laba xuduud oo labadaba gumeysigu dhigay aan midna qaato midna ka guuro ?? AFrica oo dhan baa sidaa ku shaqaysa cid iyadu xadkeeda calaamadsatayna kuma jirto .... hadaynu runta isu sheegayno weeyaan. Again ,, qof ku farxaya dhiig soomaaliyeed iyo mid islaam midna ma jiro ... Ilaahayna intaa in ka badan inooguma daro .... Waxan meesha lagu soo qorayna waa uun iska comic iyo fun ,, laba nin oo telephone ku wada hadlaya sheeko laga sameeyay oo si qosol leh loo dhigay ,,, waa uun tan uu Amin Caamir sawirka ku soo saaro oo qoraal ah .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 22, 2007 I am not following some long departed shisheeye white man did to my land. You are. In fact, you are advocating and cheerfully want to shed innocent Soomaali blood for it. I am not following that dead man's unsolicited xariijin because I do believe in Soomaaliweyn, are you? How dare can he come to my land, divide and separate into many colonized colonies when he, in fact, tries everything under his trick to keep united in his old island called "United Kingdom." Should he have xariijin and caleemasaar anywhere, it should have been the boundary between Northern Ireland, Wales and Scotland. He annexed those lands under some bogus laws and has yet to give up. Same with Talyaaniga, where the political word 'irredentism' originated from -- from Italia irredenta. When they were in fact colonizing my land, they were advocated the complete unity -- be it force or not -- of their land, Talyaaniga. First read their history before you believe and practice their crap. Our awoowiyaal and aaboyaal struggled [some massacred with air bombardment] to undone what they did, intaa meeshaas kasii wadi lahayn ayaa gadaal u socotaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2007 You are mixing between the believe and practice sxb ... what you believe is what i believe and it is what most of our Somalis believe THE SOMALIWEYN DREAM but the reality is different. How come you believe only 2 out of the 5 Somali regions are Somaaliweyn ?? ,,, Djibouti refused to join the unity and rather preferred to remain under the French pretection in case we claim their land. Siad Barre representing the Somali people signed the Soomaali galbeed for the xabashis that it is part of their land. NFD is long gone and no one claimed. There is no even organization or movement trying to do the job in NFD ............. Then you remained where the white boys did the calaamad to be called Somalia and you're telling me you don't ?? Sorry mate but when ALL SOMALIS are ready to unite then count me in but now ?? ,, Sorry i've seen that, already. Quote Share this post Link to post Share on other sites