Jacaylbaro Posted November 11, 2010 READ THIS ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted November 11, 2010 Kuwaasi dumarka aqoon uma laha. Waa maxay 7:00pm ka hor. Xaliimo Intay is qurxineyso ayaaba 8:00pm la gaadhay. Al Shabaab dadka digaag inay ka dhigaan ayey doonayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 11, 2010 Dee is qurxintana ma ogolee la soco ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 11, 2010 The Alshabab speaker man, Xaaji xunjuf, muxuu arintan ka yiri? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 11, 2010 lool waxkasto waa arkeesa iyagana intey xoog ugu siineystaan naaga ay dil ku xukaamayaan waa khawarij walahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 11, 2010 ^That a serious allegation? Gabdho intay kufsan , may geel(maraakib) furtaan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted November 11, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Dee is qurxintana ma ogolee la soco ,, Xaliimo Xamuuradii iyo Huruudii loo diiday,,,,Walee inay isku kaa Qarxin Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 11, 2010 Is Karbaashing naughty girls a paid job mise waa volunteer work? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 12, 2010 LoL@this thread. Jalalaqsi is a booming town (economically), I heard marka shukaansiga waqtigiisa 2 saac kale ha loogu daro the hardworking dhallinyaro, waa maxay xaasidnimidan, 7 ku lahaa. Naga daaya yaaqo. Waa in lala shiraa AS about this pronto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 12, 2010 Shukaansiga qoraxda uu la dhacaa miyaa? And see lagu ogaanaa qof shukaansigiisa maadaama dad guryahooda ku jiro yihiin, and since when did diinta allow dad guryahooda ku jiro loogu tago? Then again kuwaaan maxee diin ka ogyihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 12, 2010 This must be one of the last frontiers of AS's power acquisition. Khidad kale baan dhalinyarada deegaankaa Jalalaqsi u hayaa ee tolow SOL cidi ma kaga jirtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 12, 2010 ^Qof khidad fahmaayo ma joogaa horta? dhallinyarada hadalka waa loo jilciyaa (according to a 2010 study on how to improve geeljire communication), ogsoonow intaas, u sii gudbina your colleagues aan ogeyn sheekadaas cusub oo casriyeysan. good luck n good night Ciao Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted November 12, 2010 Off all the things eey Alshabaab sameeyeen that made me tear up tan waaba funny. 7:00 pm laguye LOL Ofcourse it is more xadgudub on people's freedom but it is not the end of the world ee haiska dhameystaan sheekada inta casarnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 12, 2010 So for them, Shukaansi is not a problem but the timing is ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites