Qudhac Posted January 12, 2009 somaliland has opened its very first privately own Gas company which should be the begining of the end for coal (carcoal). Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Shirkad Cusub oo lagu Magacaabo SOMGAS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted January 13, 2009 This was needed badly. Shoolado raqiisa waa inay dadka u keenaan. Viva Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 13, 2009 Good news. side note: these two gentelmen look like twins. More pics... Maamulaha Shirkada Cusub ee SomGas. Abwaab Gaariye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted January 13, 2009 Waa ninkii rayaale muxuu labiskii bartay Waran, Waa run these guys look alike. They could be brothers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2009 Very good news.......I hope inay noqoto tii ummaddu ka faa'iddo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2009 The mistake is they should have named it the orange/yellow fuel(ookiyaalihii ma wato) ...rather than SOMGAS as this could be translated into the SOM=Somali GAS...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted January 13, 2009 ^^^ Waryaa HATER-- Masha Allah dheh! SOMGAS stands for Marfashland-Gas, duh! Even I know this, anoo ah dhulQarnayn, oo aad ogtahay dagaalka aniga iyo nimankaan marfashka ku dhexnool na dhex yaal. So kudos to my marfash-land compatriots-- Kheer weeye maadaama nimankaan dhulkoodi ey dhisanayaan; laakin adigu Mr Hater wax hormar ah aad meel ku heysid majiraan? Marka orod cimaamada beenta ah inta iska dhigtaan oo dilka iyo dhaca joojisaan, orod dhista maamul iyo kala dambeyn wanaagsan sida Marfashland oo kale! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2009 congrats rutnii waaba Ilaah mahaddii haddii DQ hambalyeynayo..............except xoogaaga diliqa ah ee uu meesha uga tegey...lol...taasna anigaa idinka xaal mariyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 13, 2009 Abwan lool. Acuudu bilaah. You ruined it for me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted January 13, 2009 To Abwaan: LOL ...Ala maxaa hater tahay! Bal Ilaahay baan kugu dhaarshay fiiri...nimankaan inta qolkoodi usoo gashay ayaad tiri... "Very good news.......I hope inay noqoto tii ummaddu ka faa'iddo." And then a second later, there you were, hatin' on dem, talking 'bout the name, ey gaaskowda ula baxeyn. Bal maxaa kaa galay magaca ey ula baxeyn hormarkooda? Qalbi mucaarad waaxiid! Anywayz, Mr Hater, maad ka jawaabtid my question earlier? Wax hormar ah ma haysaa oo laga hadli karo oo cariga aad kasoo jaydid ka hir galay? dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 13, 2009 I, welcome Abwaan's critism anyday. He's cool brother and far from being a hater. DQ, Qabyaalada jooji. Ninkii nationalistic iska dhigayey shalay miyaanad aheen? I still have that stick. Did you miss it DQ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted January 13, 2009 ^^^Red, first of all get the spelling right, cretin: The word's correct spelling is -- criticism. Secondly, criticism may be one thing, but the sort of 'hateration' that Mr Abwaan spawns around these ends is a whole different ball game, saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s What stick are you speaking of? The one, aad ku tumatid chaadka miyaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 13, 2009 Thanx for the correction. There is difference between criticism and hating on something. If you want to see a hater, just look into the mirror. "What stick are you speaking of? The one, aad ku tumatid chaadka miyaa" Ushaan sheegayaa waa tii dheered aan shaloo dhan kula dhacayey? haye maantana ma lagu hayaa.? ps. Horta waligaa ma jabanaysay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2009 thnx warancade...truely said aad baan ugu faraxsanahay horumarkan marka kaftanka laga saaro aan is lahaa goobta ku nuuri... DQ wax aan isku d i r ahayn oo aad shaqo ka dhigato ma weydey? Rumayso ama ha rumaysan I have my immediate family happily living in Hargeysa markii runta laga hadlo inta Soomaaliyeed ee ka faa'iideysaneysa ayeyna ka mid yihiin...adigase meel baa ku xanuunaysa...waanan u jeedaa oo waa lagaa dhex hadlayaa ama Hater laguu soo dhiibey oo laguu soo qoray sidii sameecaddii meelaha la wareeg amase waxaa rabtid sheeg anigu ammaantaada uma buko oo waxaad tahay nin ka mid ah kuwii in Soomaali aan waxba u dhibin Itoobiyaanku laayo ku farxayey kuwaasna kama fadli badni... Waa ayaandarro heerka cadowtinnimada iyo qabyaaladdu idiin googoysey adiga iyo kuwo kula mid ah oo meeshaan soo gala S h artiinnana Ilaah baan ka magan galnay... All I can say to you is iska toobad keen wixii cantarabaqash kaa tagey intay goori goor tahay... Quote Share this post Link to post Share on other sites