Maaddeey Posted March 25, 2010 Xarakada Alshabaab ayaa howl galo ay ku qab qabanayaan Firqada loo yaqaano Takfiir Wal-Hijra ka qab qabtay magaalada Beledweyn, kadib markii ay ku weerareen Masaajid ay ku cibaadeysanayeen Firqadaas, kaasoo ahaa masaajid iyaga gaar u ahaa. Qab qabashadan ayaa ka dambeysay kadib markii Shabaabku ka shakiyeen firqada oo la rumeysan yahay in ay gaaleysiiso muslimiinta kale, isla markaana Hilibka ay gowracaan aanay cunin. Wararka laga helayo Galbeedka Magaalada Beledweyn oo Xarakada Alshabaab ku xoogan yihiin ayaa sheegaya in howl galka lagu qab qabtay ilaa 50 ruux oo ahaa jameecadii Masaajidka oo ka tirsaneyd Firqada Takfiirka. Lama garanayo sababta keentay in ay soo qab qabtaan kooxdan takfiirka ah, iyadoo ay jireen eedeymo horay Shabaabka loogu jeedinayay oo aheyd in ay qudhooda Takfiir yihiin. Wararka ayaa sheegaya in Kooxdan Takfiirka ay Riddo ku tilmaameen Shabaabka qudhooda, taasoo keentay in la qab qabto, isla markaana tuhun iyo shaki ka qaadaan dhaq dhaqaaqyada qaar ee ay wadeen. Takfiirkan ayaa waxa ay yihiin kuwa hilibka caadiga ah diida ee xoolahooda iyagu gawracda, waxaana ay yihiin badankooda kuwa dadka intooda kale ka soocan kana soo horjeeda dagaallada ay Alshabaab wadaan. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 25, 2010 ........ Tell them that is not the way they can get rid of their status ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted March 25, 2010 kana soo horjeeda dagaallada ay Alshabaab wadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 25, 2010 "Idaa shufta axmaar faranji xaaji" baa la yidhi ,,,, xataa Takfiir kii kele ayaa ka yaabay Shabaabtan ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 25, 2010 Originally posted by Maaddeey: Wararka ayaa sheegaya in Kooxdan Takfiirka ay Riddo ku tilmaameen Shabaabka qudhooda, taasoo keentay in la qab qabto, isla markaana tuhun iyo shaki ka qaadaan dhaq dhaqaaqyada qaar ee ay wadeen. Al-shabaabkii wax kayaabiya ayay arkeen Sidaas haday u nicibyihiin in Gaal loogu yeero, ha joojiyaan umada Muslimka ah ee gaalnimada ay ugu yeerayaan markasta oo ay dhiigooda xalaalaysanaayn. Al-takfiiri waxay ku badanyihiin Kismaayo area wax dhulkaa ku sheega ma maqal waayahaan taloow ma Al-shabaabka ayay ku milmeen ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted March 25, 2010 ^And whether or not the quest for contact with the "true" God happens for selfish or selfless reasons remains to be seen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted March 25, 2010 Sheikh Xiinfanin said that they are not takfiris but "keligis Muslims". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted March 26, 2010 ^^ . Correct. According to Gaalo-raac logic, only those who take up arms to defend their Deen, their Dal, and their Dad can be called Takfeeri Khaarijites. But if you are a true Takfeeri(like the group mentioned in the article) who accepts the hegemony of Ethiopia and it's puppets, then you are not a Takfeeri or Khaariji, balse you are a peace-loving distinct constituency of Somalia whose right to believe in Takfeer'ism will be protected by the Holy-Muqadas fowr-bointi-fife dastoor. Gotta love how the Gaalo-raac xoolo play with words Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted March 26, 2010 Sidaas haday u nicibyihiin in Gaal loogu yeero, ha joojiyaan umada Muslimka ah ee gaalnimada ay ugu yeerayaan markasta oo ay dhiigooda xalaalaysanaayn. Waxaad keentaa one objective source, one daleel, uu muujinaayo inay Mujahideenta umada muslimka gaalaayseeyeen ama dhiigooda xalaalsadeeen. Just one source, balees. Ma haysid soomaaha ? Marka, abti, Jaahil'nimada intaa iska kala yaraysid, indaha kala for. Kalaam al-shawaaric meeshaan hala imaanin. Soomalida Starbucks-ka shaqo la'aan darteeda uu taag-taagan beenta raqiis'ka aa ka soo maqashay meeshaan kama soconayaso ee ogow. Quote Share this post Link to post Share on other sites