Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals

Recommended Posts

Gaalkacyo: Ciidamada Birmadka ee Puntland ay dhawaan udirtay gobalka Mudug oo qaaday howlgalo culus oo amaan sugid ah.

17. maj 2009

 

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Ciidamada Birmadka ee ay dawladda Puntland todobaadkii hore udirtay magaalada Gaalkacyo ayaa qaaday howlgalo culus oo ay uga soo horjeedaan falalka amaan daro ee dhawaanahaan ka dhacayay magaalada Gaalkacyo, waxa ayna soo qabteen dad lugu tuhmayo falal amaan daro.

 

Ciidamada Birmadka ayaa labadii habeen ay ka howlgalayeen magaalada Gaalkacyo waxa ay soo qabteen dad gaaraya 12 qof oo lugu bartilmaameedsaday goobo lugu tuhunsanaa, waxaana dadkaasi lugu tuhmay in ay qeyb ka yihiin dad ujooga magaalada Gaalkacyo in ay ka shaqeeyaan amaan la'aanta magaaladaasi.

 

Taliye sare oo ka tirsan ciidamada amaanka ayaa usheegay AllPuntland in ay wadayaan howlgaladan, ayna qaadeen talaabooyin muhiim ah amaanka magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay in dadka ay soo qabteen ay sharciga marin doonaan, waxaana Laamaha dambe Baarista ee magaaladu ay wadaan baaritaano ay ku hayaan shaqsiyaadka ay soo qabteen ciidamada amaanku.

 

Dadka ay soo qabteen ciidamadan waxa ay iskugu jiraan rag iyo haween, waxaana Maamulka gobalka Mudug xubno ka tirsan ay sheegeen in ay wadayaan howlgaladan ayna magaalada ka dhigi doonaan meel uu amaan ka jiro, inkastoo ay adag tahay in la xakameeyo amaanka magaalada Gaalkacyo.

 

Ciidamada Loo yaqaano Bol-Bir oo ah ciidanka Birmadka Puntland waxa ay gaar uyihiin gobalada Puntland, waxaana inta badan loo diraa gobalka amaankiisa la fahmi waayo, waxaana asaasay Madaxweynihii ee hore Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo ku bilaabay magaalada Boosaaso oo ay amaankeeda sugeen, waxa ayna ahaayeen ciidamadii sugayay amaanka Garowe bilihii lugu jiray tartanka doorashada Madaxweyne-nimada oo ay dad badan wadnaha farta ku hayeen.

 

Ciidanka waxa ay todobaadkii hore soo afjareen falal amaan daro oo ka jiray magaalada Garowe ee caasumada maamulka Puntland, taasoo ay dhalinyarada magaaladu xaafad-xaafad udagaalamayeen, waxa ayna soo qabteen dhalinyaro badan oo hubeysan ka dibna waxaa loo sii gudbiyey xabsiyada magaalooyinka Puntland.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So now you are insulting the people of Puntland as well as Galmudug?

 

Adeer grow up and Galkacyu is one city, North and South, one people one flag and one nation Somalia. We have overcome those issues and there has not been any war between my communities for 16 years now Al Hamdulilah..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you are as weak as your other namesake, dont watch that, as for Puntland or Galmudug they are the same to you mate. Secessionists never stop being fake. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Whuz up with the name calling? Miyaa lays cayayaa mise waa kaa cadho? :D

 

BTW, GalMudug brothers can come to Hargeisa and live there but those from Buttland are forced to remained in the plane while traveling to where-ever through Hargeisa.

 

I cracked me up when the anouncer said DON'T LEAVE YOUR SEATS. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Poker:

Whuz up with the name calling? Miyaa lays cayayaa mise waa kaa cadho?
:D

 

BTW, GalMudug brothers can come to Hargeisa and live there but those from Buttland are forced to remained in the plane while traveling to where-ever through Hargeisa.

 

I cracked me up when the anouncer said DON'T LEAVE YOUR SEATS.
:D:D:D

Is this real Poker, I doubt it is...Diyaaradda Hargeysa iyo meel kaleba ma uga degeen haddii Duke or another Soomaali aa u diidi lahayd. Hadduu diyaaradda dhex joogo anna kama degeen...lol

 

This Futuudland and Dowlad Goboleed-land business qabyaaladda ayey sii hurinaysaa...and it is not really fair Soomaaliya oo aan maanta ognahay in xagga gaadiidka dhib ka haysto nabadgeliyo la'aan awgeed in dadku ay u kala safri waayaan goobaha qaarkood ayna mararka qaar meel dheer ka soo wareegaan.... Waxaan la yaabay mar hadda ka hor qabqableyaasha Gobollada Bari haystaa ay dad Sucuudiga laga soo tarxiilay u diideen inay ku degaan...I am glad inaan aarsi ka dhicin meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah arrintiina la iska illaawey.

 

Waxaan la yaabay kuwa SOL dhulal sheeganaya oo ama ay dhici karto in walaal, hooyo ama xaaskooduna meel kale ka soo jeeddo, tolow markii qofkaasi damco inuu u safro dhulka uu leeyahay innagaa iska leh familkiisana maloo diidayaa inay raacaan ?....lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Poker: Adeer you are not making any sense, as for the insults of whole regions and states of Somalia, its a weak mans ploy as I have stated before.

 

The thread is simple, Puntland police comando's are in Galkacyu making the security situation better.

 

You understanding of the issues is limited. Galkacyu is growing thriving city in the centre of Somalia, all the communities are doing well, in peace and hence your anger. Its not 1993 lad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Abwaan,

 

Correction, Somaliland isn't Somalia. There are imigration rules which these airlines including Daalo have to obey. It's simply security reasons to keep creature like Duke at bay.

 

Dukey boy,

 

You're getting too sensative for me...so I let you off.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

According to Somalilanders. SELF DETERMINIATION is the phrase, ya heard me dawg!

 

Taiwan said no to China and we're doing the same. H.ell with Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this