Sign in to follow this  
General Duke

Another officer killed in Mogadishu

Recommended Posts

Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamadii Qaranka Soomaaliya Ayaa Galabta Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Posted to the Web Jan 31, 16:34

 

 

Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabnida maanta ah lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed xaafada Yaaqshiid, meel u dhow jidka Fagax ee magaalada Muqdisho.

 

Sarkaalkan ayaa lagu soo waramayaa in ay toogasho ku dileen Laba nin oo ku hubeysnaa bastoolado, isla markaasna ay baxsadeen.

 

Lama yaqaan ujeeddada ka danbeysa dilalka loo geysanayo Saraakiisha sare ee ciidamadii Soomaaliyeed ee weli Muqdisho baaqiga ku ah, iyadoo sarkaalka maanta la dilay oo lagu magacaabo Xirsi Dhoore uu yahay kii Sideedaad ee caynkan oo kale lagu khaarijiyo.

 

Waxaa jira warar sheegaya in dilalka Saraakiisha Soomaaliyeed ay ka danbeeyaan kooxo ka dhan ah hanaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo codsatay in ay ciidamo shisheeye wadanka Soomaaliya la keeno.

 

Isha warka: Radio Midnimo

Xuquuqda daabacaadda: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this