Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Initial information received indicates that Al-Shabaab forces captured Wajid town in Bakool region with little effort. Reportedly Al-Shabaab members immediately embarked on a systematic process shutting down cinema houses, burning down of Miraa (Khat) kiosks, shaving off the hair of persons with western hair cuts as well as total bans on smoking and listening to music. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Muqdisho:- Degmada Waajid ee xarunta gobolka Bakool ayaa maalintii 2aad gacanta Dowlada ku meel gaarka ah ka maqan iyadoo ay shaley la wareegeen xoogaga Alshabaab oo sida weyn uga soo horjeeda Dowlada ku meel gaarka ah iyo tan Ethiopia oo garab siineysa Dowladan. Waajid ayaa ku biirtey magaalooyinka ay qabsadeen kooxaha kasoo horjeeda Dowlada iyagoo bedeley qaab dagaalkoodii in dhoweydna ku duulayey magaalooyinka Gobolada Dhexe iyo kuwa Koonfureed. Hore ayey xoogagani wa xay u qabsadeen magaalooyin ay ka mid yihiin Diinsoor, Idaale iyo Buurhakaba oo ku yaala Gobolka Baay, waxay kaloo qabsadeen magaalooyinka Bu'aale, Saako, Leego oo dhamaantood ku yaalaan Jubada dhexe. Waxaa sidoo kale xusid mudan iney kooxaha hubeysan aysan ku negaaneyn qabsashada magaalooyinkaas iyagoo saacado ama maalmo kadib ka baxayey. Waajid ayaa lagu soo waramayaa iney amaankeeda sugayaan ciidanka Alshabaab oo uu hogaaminayo Abu Mansuur oo ka mid ah raga ugu cad cad ee kasoo horjeeda Dowlada ku meel gaarka ah. Waxaa intaa dheer in goobihii lagu dagaalamey ee magaalada Muqdisho ay saaka degen yihiin iyadoo dad badani ay ka barakaceen goobahaas hadana ay ku sugan yihiin ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowlada Soomaaliyeedd. Dhimashada ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan iyadoo hay'adaha caalamigu ay shegeen iney ku dhinteen dagaaladan Muqdisho ka soconayey labadii maalmood ee nasoo dhaafey dad gaaraya ilaa iyo 80 qof oo isugu jira dad rayid ah iyo kuwa kooxaha dagaalamayey. Cabsi weyn ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho iyadoo ay jiraan ciidamo badan oo isa soo dhoobey Wadada Wershadaha iyo wadooyinka gala Suuqa Xoolaha. Dowlada ayaad moodaa iney wax ka qaban weydey xaaladan dagaal ee wadanka ka taagan iyadoo dhowr jeerna ku dhawaaqdey iney diyaar u tahay iney wada hadal la gasho kooxaha ku kacsan. LaasqorayNET/Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 21, 2008 now all they have to do is capture and slaughter a few of the tigree's tramps ... to make this day seem a little brighter Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Walaahi siday wax u socdaan,,, i think Baydhabo will be the next ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Seekknowledge Posted April 21, 2008 J.a.c.a.y.l.b.a.r.o would you be talking like that if this was Hargeisa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Ilaahayba kamuu dhigin ,,,,, Let's not imagine here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Seekknowledge Posted April 21, 2008 If they are shaving your neighbour's hair they are coming to you too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 My neighbours iyagaa halkaa is dhigay ,,,, they were dead bofore they were killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites