Sign in to follow this  
Thankful

Pics: Ceremonial Brick laying of Puntland Airport

Recommended Posts

^^Caku iyo reer baadiye, war odayaashaan baqtiga ah ee diintii ilaahey la colloobay haku sugin wanaag iyo dal ineey kuu dhisaan!

 

Wallaan kuwaas waxay dhisaan lagu nasaneyn ee yaa idin dhaha diinta Islaamka ku dhaqankeeda qaata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BOOSAAS : Cadde Muuse dhismaha Garoonka Cusub ee Boosaaso waxaa ku baxaysa $15,000,000 waxaana bixinaya...

Posted to the Web Nov 22, 18:26

 

 

Boosaaso:-Cadde Muuse Xirsi M/waynaha DG Puntland ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Boosaaso gaar ahaan Runway-ga oo iminka bilbaabmanaya wuxuuna sheegay in dhamaystirka garoonka ay ku baxayso lacag dhan $ 15,000,000 Lacagtaasoo ay gabi ahaanba uu bixinayo maamulka Puntland.

 

Cadde Muuse wuxuu sheegay in muddo 8 billood gudahooda uu rajaynayo in uu ku dhamaado dhismaha garoonka haddii uu dalku u xasiloonida iyo horumarka iminka socda uu ku sii jiro , shaqsiyana uu aad ugu faraxsan yahay in la dhamaystiro garoon caalami ah oo ay ku soo xiraan karaan diyaaradaha waawayn Caalamka.

 

Dhimaha garoonka cusub ee Boosaaso ayaa waxaa la waday muddo ka badan halsano waxaana horay loo shaaciyay gaar ahaan M/wayne Cadde uu sheegay in lagu dhamaystiri doono muddo 7 billood gudahooda , hase ahaatee ballan-qaadkaasi ma noqon mid dhabowday.

 

M/waynaha oo hadalo dhawaan ka jeediyay furitaanka Golaha Wakiilada Kalfadhigooda 17-aad ayaa sheegay in uu doonayo in garoonkaasi la dhamaystiri iyadoo maamulka Puntland uusan cid taageero ah uusan ka helayn wax gacan dhaqaale ah hase ahaatee ay u leexin doonaan 2-dii boqol ee kun ee doolar ee ay isaga iyo Wasiirka Maaliyadda qaadan jireen waa siduu hadlka u yiriye.

 

C/laahi Cali Ciise

Boosaaso , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It's exciting to see such positive things. It seems people that one day were supporting warlords are all of a sudden religious. It's fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Puntland Aiport

 

Here's some more pic's from puntlandgov.net.

It seems 16 years on; people are still showing us pics of guys with guns and technical's. Everywhere else in the world is developing but these guys in the South seem to only know war. They have no sense of governing peacefully. They have an airport and sea port that Siad's regime rebuilt, they could make Xamar into the best city in Somalia. Puntland has to start from scratch and built their infrastructure. If only the clan courts had some good visionary leadership. They would build their land first then focus on others. I bet they wouldn't even have to take over lands by force, people would want to join them.

 

runway.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The ICU isn't coming to get you so relax reer Puntland.

 

On the topic: I say that is wonderful Masha Allah,everyone has to welcome any positive step that is added to the rebuilding of all regions. Best of luck through out the project.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this