Sign in to follow this  
General Duke

Puntland state parliment expects clarification from GEEDI

Recommended Posts

Barlamaanka Puntland oo isku raacay in loo jawaabo Raisulwasare Geedi.

 

(Garoowe}21.11-05

Fadhigii Maanta ee golaha wakiilada Puntland oo lagu qabtay xarunta Barlamanka ee Puntland isla markaana la soo hordhigay mooshiin ay soo diyariyeen qayb kamid ah xildhibaanada ayaa looga dooday sida laga yeelayo hadal dhowaan uu raisulwasaare geeddi ka sheegay qayb kamid ah saxaafadda waxaana loo baatay in Madaxda sare ee puntland ay cambarayso............

 

Waxaana 26 kamid ah xildhibanada ayaa ogoladay 8 xubnood ayaa diiday waxaana ka amuusay 5 xubnood waxaana xildhibaanada ay isku raceen in guddi loo saaro arrimahaasi iyagoo hadalkii Geeddi ku tilmaamay mid aan looga baahnaynisla markaana midnimada Soomaliya ay muqadas tahay.

 

Hadalhaynta ugu weyn ee ka taaganayd dhowanahan gobalada Puntland ayaa ahayd.. Maxuu ka waday Geeddi ? haduusa dareemay inuu hadalka gef yahay maka bixiyay raligelin ? .

 

sidoo kale qaar kamid ah aqoonyahaniinta ayaa ka hadlay qaybaha saxaafadda waxaa kaloo cambareyey hadalkaas Xildhibanada dowladda federalka ee ka soo jeeda Gobalada Waqooyi Galbeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

 

Nuux Muuse Birjeeb

 

Widhwidh Online Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this