Sign in to follow this  
NASSIR

Heated debate in Puntland's Parliament

Recommended Posts

NASSIR   

Garoowe: Baarlamaanka Puntland oo mudo uqabtey Xukuumada Cadde Muuse ay ku soo celineyso Laascaanood.

4. november 2007

 

Baarlamaanka Puntland oo mudo uqabtey Xukuumada Cadde Muuse ay ku soo celineyso Laascaanood.

 

Garowe(AllPuntland)- Baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland oo maalmahaan ku jiray kalfadhigii 19-aad ee baarlamaanka Puntland ayaa looga doodey maanta qodob Sharci ah oo ku aadan difaaca dowlad gobaleedka Puntland.

 

Difaaca Puntland oo baarlamaanku ka doodeen ayaa inta badan baarlamaanku soo hadal qaadayeen howlaha Xukuumada ugu talagashey Soo celinta Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan sugida amaanka dowlad gobaleedka Puntland ,in ay wax ka ogaadaan.

 

Fadhigii maanta oo doodiisu soo bilaabatey labo maalin ka hore ,ayaa Madaxweyne Gen.Cadde Muuse loogu baaqey in ay horyimaado golaha Shacabka si su'aalo looga weydiiyo qorshaha Xukuumadiisa ee Laascaanood.

 

Qaarka mid ah Golaha ayaa ku dhaliilay Xukuumadu in ay ka gaabisey wax ka qabashada difaaca Puntland ,ayna xooga saartey arimaha dhaqaalaha ayagoo tilmaamay in looga baahan yahay fulinta dastuurka ,hadii Talaabo ay ka qaadaan baarlamaanka oo mideysan.

 

Mudanayaal badan ayaa maanta ku doodey in Xukuumada loo qabto ,waqti cayiman oo ay dib ugu laabaneyso Magaalada Laascaanood.

 

Xildhibaan Maxamed Yuusuf oo ka mid ah baarlamanka ayaa sheegay in Xukuumada loo qabtey in 30 Cisho gudahood in ay ku soo celiso Laascaanood kuna sugto amaanka dowlad gobaleedka Puntland.

 

Wuxuu tibaaxay Xildhibaanku in inta badan Mudanaayasha baarlamaanku isku raaceen ,waqtigaasi Xukuumada loo qabto hadii uu waqtigaasi dhamadaana oo aysana fulin amarka baarlamaanka in dib loo eegayo sii jiritaankeeda.

 

Fadhigan oo ahaa xasaasi ayaa baarlamaanku ugu danbeyntii ay iskugu soo laabanayaan Beri oo ah Isniin ,waxa ayna go'aankooda ugu danbeeya ugudbinayaan xaafiiska Baahinta dowlada oo ah xaafiiska Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi.

 

Kalfadhiga 19aad ee baarlamaanka Puntland ayaa sii socon doona Bishan oo dhan ,waxaana looga doodayaa Nidaamka asxaabta badan iyo wax ka badalka dastuurka Puntland oo gudigii loo saarey uu haatan gabagabo marayo.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Kalfadhigii ugu Xiisaha badnaa golaha Wakiilada Puntland

 

Doodii ugu kululayd ee dhexmarta Golaha Wakiilada Puntland tan iyo markaa la asaasay maamul goboleedka Puntland ayaa dhexmartay golaha wakiilada Puntland taas oo ay shegeen in masuuliyada lagu qabsaday gobolka Sool qeyb ka mid ah ay masuul ka yihiin golaha Xukumada iyo weliba kan Barlamanka Puntland.

 

Furitaankii kalfadhigan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi,madaxweyne ku xigeenka DGPL Mudane Xasan Daahir Maxamuud,wasiirka kalluumaysiga DFKMG ah Xasan Abshir Faarax,Golaha wasiirada Puntland,Isimo,hay’adaha Caalamiga ah,saxaafadda iyo dadweyne fara badan.

 

Guddoomiyaha Golaha wakiilada DGPL Mudane Axmed Cali Xaashi

 

Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi

 

Wasiirka kalluumaysiga DFKMG ah Xasan Abshir Faarax

 

Islaan Ciise Islaan Maxamed

 

Wasiirka wasaaradda horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska Mudane Caasho Geelle Diiriye

 

Mataan Farah

 

 

allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Puntland govt has 30 days to recapture Las Anod, says parliament

 

GAROWE, Somalia Nov 4 (Garowe Online) - Legislators in Somalia's Puntland region have threatened to withdraw support from the regional administration if the city of Las Anod is not recaptured within a month.

 

Puntland lawmakers met in the capital Garowe on Sunday where discussion was mainly centered on the deteriorating situation in Las Anod, provincial capital of Sool.

 

Many MPs criticized the Puntland leadership over its mishandling of Las Anod and accused the government of mismanaging public funds.

 

The region's parliament voted in favor of holding a confidence vote on the government of President Mohamud "Adde" Muse if Las Anod is not under Puntland control within the next 30 days.

 

A written form of this decision will be handed over to the Office of President Muse on Monday, parliament sources said.

 

Armed forces from the separatist region of Somaliland advanced on Las Anod on October 15 after Puntland troops retreated east towards Garowe.

 

Somaliland forces were aided by local clan militias led by a disgruntled former Puntland government minister who switched loyalties.

 

More than 20,000 civilians have fled Las Anod since the Somaliland takeover, creating a humanitarian situation according to local and international aid agencies.

 

Residents in Puntland say that parliament's constitutional authority has been overshadowed by a strong presidency since the region's formation in 1998. Legislative decisions have been routinely ignored or overridden by presidential decrees.

 

The parliament, currently in its 19th session, is supposed to debate about amendments to the 1998 constitution, in light of political changes in Somalia including the establishment of a transitional federal government in Mogadishu.

 

President Muse promised MPs during his opening speech of parliament last week that "Las Anod will come back to our hands."

 

Many people fear the outbreak of civil war in north Somalia, the only peaceful and governed region of the country.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this