Sign in to follow this  
RedSea

Tobobar Cusub: dib udajinta qaxootiga.

Recommended Posts

RedSea   

News: Wasiirka Dib U Dejiinta Oo Tababar Furay

 

 

wasiir%20abshir.jpg

 

siminaar%20unhcr.jpg

 

Seminaarkan oo ay ka soo qayb galeen 30 xubnood oo ka kala socday warbaahinta kala duwan ee dalka iyo xubno kale oo iyana ka socday Hay’adaha Dowlada. Iyo saraakiisha NGO yada wadaniga ah.

waxa furitaankii shirkasi ka hadalay Wasiirka Dibu Dejinta Abshir Axmed Xasan ugu horayan Wasiirka oo ka hadlay furitaankii aqoon is weydaarsigan ka waramay arimaha dadka qaxootiga ah iyo siyaanaha ay ku timaada qaxootinimadu.

 

 

waxaanu sheegay wasiirku macnaha qaxotinimadu in ay tahay marka uu qofku ka qaxo dalkiisa sababo kala duwan awgood.

 

 

Wasiirku waxa uu sheegay in ay saxaafadu tahay ta kaliya ee dadka ka dhaadhicin karta waxa dalka ka jira ee la doonayo in wax laga qabto amaba u baahan in dadka lagu wacyigeliyo si loo gaadho horumarka arimaha bulshada.

 

waxaa kale oo uu wasirku sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay maanta dalka Somaliland inay ka jirto Saxaafad madaxbanaan oo sida ay doonto u hadasha iyada oo aanay cidina ka horjoogsan u madaxbanaanida arimahooda.

 

Isaga oo wasiirku arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “maanta waxaa aad ugu faraxsanahay in ay Somaliland ka jirto Saxaafad madax banana oo sida ay doonaan wax u qora iyada oo aanay cidina u diidin waxa ay doonayaan in ay qoraan”

 

 

full report

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this