Sign in to follow this  
Cowke

Qardho Captures Overseas Trouble Makers

Recommended Posts

Cowke   

aamulka G/Karkaar oo sheegay in ay soo qabteen Dad dilal geystay.

December 27, 2009

 

Ciidanka amaanka ee gobolka Karkaar ayaa waxaa ay saaka gacanta kusoo dhigeen laba qof oo la sheegy in mid ka mid ah u fal dil ah ka geystay gudaha degmada Xaafuun ee isla gobolka Karkaar 22.11.2009 kaasi oo ay kasoo qabteen hawdka Degmada Xaafuun.

 

Qofka kale ay soo qabteen Ciidanka amaanka ayaa waxaa la sheegay in u ahaa Aabaha dhalay wiil ku maqan dibadda oo hore fal dil ah uga geystay gudaha degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Gudoomiyaha gobolka Karkaar C/quraan Maxamed Aadan oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay soo qabashada Aabaha dhalay gacanku dhiigle hore fal dil ah uga geystay gobolka Karkaar ay tahay Xeer u yaala shacabka gobolka Karkaar kaasi oo tilmaamaya cidi fal dil ah geysato gobolkaasi isla markaana baxsata loo soo xiraayo waalidka dhalay.

 

Maqal codka Gudoomiayah G/Karkaar Cabdiquraan Maxamed Adam:

 

Dhanka kale mar ay Horseed Media weydiisay go’aamo lagu sugaayo Amaanka gobolkaasi ayuu sheegay in si wanaagsan go’aamadaasi ay u dhaqan galeen dhamaantood taasi u sheegay in aysan iminka jirin wax hub ah ama ciidan ku labisan dareeska Askarta oo dhex socota gudaha magaalada Qardho.

 

Hadaba go’aamada ay soo saareen gudi nabadgalyada ee gobolka Karkaar ayaa waxaa ay ahaayeen sida tan;

 

1.In sida ay tahay loo fuliyo go’aamada hore loo gaaray ee ahaa adkay iyo hubinta nabadgalyada iyo in wax hub ah aan lala dhexmari karin gudaha magaalada oo hore loo soo saaray.

 

 

2.In Ciidanka P.I.S-ta iyo Booliska ay ku dhaqmaan qodobka koowaad.

 

3.In ay Ciidamada ku ekaadaan xeryahooda aysan wax hub ah la dhexmarin magaalada aan ka ahayn Ciidanka howlgalka ku jira,Askarigi ku xadgudbaa lala xisaabtami doono.

 

4.In qof Shacab ah aan dareeska Ciidanka la dhexmari karin gudaha magaalada,qofki ku xadgudbaa la soo taagi doono maxkamad.

 

5.In lala socdo dadka soo gala magaalada,meel kasta haka yimaadeen.

 

6.In hoteelada iyo guryaha dadka kiireysta lala socdo dhaq dhaqaaqooda.

 

7.In dadweynaha lagu wacyigeliyo in ay Ciidanka amaanka kala shaqeeyaan amaanka guud ee gobolka iyo degmada.

 

Horseed Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I think everyone remembers me mentioning this issue of people working outside the country in particular "europe" and committing criminal activities within puntland.

 

Now Qardho has taken an excellent approach to apprehend the fathers of those who are "abroad" that are stirring up trouble inside puntland.

 

My personal source who informs me of when attacks occurs, I have passed that information to some relatives of mine in qardho to make sure that they take "measures" against these trouble makers in the diaspora.

 

I am glad that qardho municipiality has taken this step and believe it will bring an end to skermishes and trouble.

 

Excellent job Qardho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qardho Captures Overseas Trouble Makers

in mid ka mid ah u fal dil ah ka geystay gudaha degmada Xaafuun ee isla gobolka Karkaar

in u ahaa Aabaha dhalay wiil ku maqan dibadda oo hore fal dil ah uga geystay gudaha degmada Qardho

:D:D ,,, I didn't know xaafuun and Qardho are overseas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this