Suldaanka Posted December 5, 2007 One might have expected, at this day and age, that Somalis have enough experience about the uglyness of Qabyaalad. But here comes a so called Abwaan using his art to incite clanish wars and to pit neighbouring clans against each other. --- source Raggii magacan qaaliga ka dhigay qolada aan sheegto Qabuuraha hadday wada galeen waa qadar Ilaahe Dadka kalaba qaar baa u kaca ficil qorshayntiise Miyaan weli quruuntaynu nahay cidi u qaan gaadhin Qulmulaash miyaan nahay dhammaan, wada qasuumaysan Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray ******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye Alla qabay darbaa nagu qarribay qawlka cayda ahe Qawiciinta nimankii noqdaye quudka naga doortay Ee soo qadhaabsanahayee aaday qarafaysi Qiyaamaha qabawgii jannada waa ka qadayaane Tolkuna quusayoo tay wadaan waa qabbaanimo e Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e Tolkeen oo qamaama ah haddii laysu qolo sheegtay Dalkii qaarka joogiyo dhammaan kii qurbaha aaday Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan she Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 Oday wayn oo qabyaalad ku fooldhaqday halkii uu iska cibaadaysan lahaa inta cimrigiisa uga hadhay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted December 5, 2007 What is wrong with the poem; wuxuu ka turjumayaa xaalada maanta ka jirta gobolka uu u dhashey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 horta akhri wuxuu yidhi ,,,,,,,,,,, in his age waa kii dadka khayrka u horseedi lahaa halka uu dagaal iyo qabyaalad ku baaqayo isagoo cimrigaas jira Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted December 5, 2007 Great deal of a wine bottles are at the background, i didnt said he is drinking, but i said that i see alot of champigne bottles behind him, guess where is he sitting at that moment, Xamar-Lagu-Xidh mee guesses. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted December 5, 2007 Sharmake@lol Jaceyl, akhriyey what he recited but I tell you what, nothing is wrong what he said. The guy is on the right, he is encouraging his folks to out people-ka qabsadey wadankooda, that is all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 Well, after sharmaarke's comment then i shouldn't talk more ,,, I can understand now ,,, loooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted December 5, 2007 ^^Waryaa Faahiye dont you know i share blood-bond from my mumsey's side those Reer Shaxda Buhoodle. adeer "wada qaraabo iyo hilbo iyo habarwadaagtay". ironically that Faysal waraabe is my next of kin on the other side so am sitting on a molten rock,that will explode any minute. alow sahal amuura. Rabi yasir wala tacsir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 Igu salaan faysal bal niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted December 5, 2007 ^^^^Waxaan idhi Sheekha jacaylka iska laaluush niyo arin ma hayside,suuquu ku galaye bal wax u dhiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 igu salaan uun baan ku idhi dee ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 5, 2007 Grown men crying. Stop it. Stop suggesting Abwaan is high on alcohol. As Fahiye said, nothing is wrong with speaking against the gangs holding the historic city hostage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted December 5, 2007 ^^maa adigii qunyor socodka ah ya jumcah, bringing the daggers and the cloak waa sidee - i was expecting you to wave the cumamah of nabad. but you are more dangerous than anyone else here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted December 5, 2007 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: [QB] Well, after sharmaarke's comment then i shouldn't talk more ,,, I can understand now ,,, loooooool Adigu waan ku oghay oo inkaar baad qabta ye, reer abtiyaashay haysku kaayo dirin niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2007 ,,, i'm just enjoying the look at the background niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites