Sign in to follow this  
General Duke

SSC leadership us are one Puntland deputy speaker

Recommended Posts

Buuhoole:(Allpuntland)-Waxaa maalinimadii shalay ahayd magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn gaaray wafdisare oo kasocda dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo gudoomiye xigeenka baarlamaanka Puntland isla markaasna ay ku weheliyaan wasiiro,Xildhibaano & saraakiil badan oo katirsan maamulka Puntland oo uu kamid yahay gudoomiyaha gobolka Cayn ee dawlada Puntland & xubno kale oo maamulka cayn ee puntland katirsan.

 

Wafdigan ayaa shalay markiiba waxay kulan muhiim ah laqaateen saraakiil katirsan ciidamada Ethiopia oo dhawaan halkaas kula dagaalamay qaarkamid ah Shacabka magaalada Buuhoodle oo ka gadoodsan gaadiid & Qaad ay qabasadeen saraakiishan,waxayna wafdigu kala hadleen sidii nabad looga gaari lahaa dhibaatooyinka halkaas ka dhacay oo barakacu u horeeyo.

 

Gudoomiye xigeenka labaad ee Baarlamaaka Puntland ayaa warbaahinta u sheegey in kulamadoodu ay guul kusoo dhamadeen isla markaasna ay u diyaar garoobayaan isdhaafsiinta waxyaabaha lakala haysto oo uu sheegey inay Ethiopia isku afgarteen,Sidoo kale Gudoomiye xigeenka labad ee Baarlamaanka dawlada Puntland wuxuu sheegey in ay xiriir wanaagsan leeyihiin hogaanka Beelaha SSC oo dhawaan lasameeyey,isla markaasna ay wadashaqeeyaan waxaana uu meesha kasaaray in uu wax khilaaf ah ka dhexeeyo labadooda dhinac.

 

"Hogaanka SSC waa odayaasheenii waana shacbakeenii,ma jirto wax dhibaato ah oo na dhextaala,shacabka ayey matalayaan oo way horboodayaan annaguna dawladii ayaanu nahay oo shacabka ayaanu dawlad u nahay,marka tani waxay fududaynaysaa sidii maamulku kusii baahi lahaa,Dagaaladana waanu ku taageersanahay oo waa gadood shacab,marka Howshooda ha wataan annaguna teeni baanu wadan doonaa waanuna wadashaqeynaynaa"Ayuu yiri gudoomiye xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland Xaaji Xuseen Yaasiin.

 

Sidoo kale Xaaji Xuseen wuxuu sheegey in ay maamulka Soomaaliland kusoo duuleen shacabka gobolka Cayn ee Puntland isla markaasna ay doonayaan inay dhibaato ka dhex abuuraan shacabka reer Cayn oo ay qabsadaan sida ay imika u haystaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,waxaana uu sheegey in aysan taasi maro dhal yeelan doonin oo ay ku fashilmayaan.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ This peice is a clear conflict with many stnads of both sides, SSC leadership and Puntland... It seems more down play in part of Puntland employees while they are in Buhodle but they will sing a different song when they are at Garowe. playing Games from the old games...

 

Their visit and talks on this issue is too little too late...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Where were they when the people of Buuhoodle were getting slaughtered? How can they have the sheer audacity to claim they are "one" when they do not even defend them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^turkiya bey ku maqnayeeen oo hudheelo khatar ayaa laga casheynayey and marka la so noqdo na warsaxafadeed yar un ba la qabta oo ay odhanayan we are with you ssc , qaar ba run mooda thats pirate state for you

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu adeer you need to keep quite, where was anyone when this happened? Puntland admin stance has beenw rong and is being corrceted.

 

The people of Puntland are one, if a single clan can do anything it would have a long time. Now this anger will remove the whole admin if not addressed.

 

That is clear, the rest is talk, the secessionist will be defeated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this