Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ethiopia: puntland supports the ONLF

Recommended Posts

Itobiya oo u haysata Puntland Hub iyo Gaadiid ka soo gudbey xadka ay wadaagaan

 

Warar xaqiqa ah ayaa waxay sheegayaan in Maxwayne ku xigeenka Punatland Xassan Daahir Afqudhac Iyo wasiirka Maaliyada Gaagaba looga yeedhay maanta Dalka Itobiya oo diyaarad khaas ah loo soo diray .

 

Waxaa isna beryahanba joogay Adisababa Madaxwaynaha Puntland Cade Muse oo horay Itobiya ay ugu yeedhay arimo la xidhiidha in ay caawiyaan OLNF oo xadkooda ka soo gudbaan caawimooyin kale duwan,Dawlada Itobiya ayaa waxay qabatay Hub,gaadiid,iyo Documentiyo cadayn ah in gaadhidkani ay ka soo degeen dekeda Boosaaso si cashuur dhaaf ah.

 

Sidoo kale waxaa Adisababa ku sugan Cabdilaahi Yusuf,Cadde Muse ayaa wuxuu ku gacan saydhay Dawlada Itobiya waxay waraka ay sheegayso taasoo shir ay sadex geesood ah uu dhexmaray Miles,Cabdilaahi Iyo Cade Muse kulankan oo ku saabsanaa arintan lagu soo eedeyey Punatland ayuu cade ku sheegay wax ay san ka war hayn oo wax lug ah aysan ku lahayn balse dawlada Itobiya ayaa waxay haysaa cadaymo sdia saxeexa labada masuul ee maanta looga yeedhay Boosaaso.

 

Dawlada itobiya ayaa sidoo kale maxaabis ay ka qabqabatay Jabhada OLNF markii waraysi lala yeeshay waxay cadeeyeen in ay Gaadidka,Hubka iyo taakulaynba ka helaan deegaanka Mamul Goboleedka Puntland dad la shaqeeyan ay usoo gudbiyaan,Dawlada Itobiyana waxay cadayn u haysaa maxaabiista ay qabteen iyo Documintiyada ay qabteenba taasin waata ka dambeysey in ay isgu yeedhaan dhammaan masuuliyiinta ugu sareya Puntland.

 

Dhanka kale waxaa jira shir lagu qabanayo Demada Qaloocan ee Gobolaka Wardheer ee Kililkan ismaamulaka Somalida,shirkaas oo lagaga hadlayo Amaanka iyo arimaha la xidhiidha taakulaynta talabaya xadka Puntland ee Itobiya soo gelaya,shirka ayaa dad xogogaal ah ayaa waxay sheegeen ka dib markii la qabtay cadaymahan xadka Puntland ka soo gudbey ee xadka Itobiya soo galay ay Ismaamulka Somalidu ay ugu baaqeen shirka si wada jir ah loo xakameeyo.

 

Shirkan ayaa waxaa la sheegay in Ismaamulka Somalidu ay ku martiqaaday kuwii ugu sareeya Puntland iyo Coqaasha deeganka xadka la leh Itobiya.

 

 

By :Ali Farh Yasin

Jigjiga

qarannews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Mayyee waxaan isiri raggii aad Hargeysa ka ururisay ee amxaarka u dhiibtay baad guushooda ka xuntahay!

 

ps-- gabaygu waa ka qaldanyahaye'e iga saxo intaan noolahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

from kismanyo to hargaysa, ninkan ethiopia u dhabadhaqlaynin waa nin rogmaday, is the Prevailing political philosophy. so this kind of moves, which some would consider the ultimate suicidal move for puntland, does embazzle some as something that is baffling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

We should support our Somali brothers in their struggle to free themselves and so do we in Mogadisho. All the regions in Somalia must come to each others' aid. We are no different to Habesh/Tigrinya as they are the traditional enemy of our desire to live peacefully and pursue happiness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For obvious reasons, its always has been Somaliland's nightmare that ONLF rebels would support Puntland in attacking Somaliland. Thats why they attack the ONLF every time they clash with Puntland but clearly they have their own problems to deal with so relax JB.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

The Ethiopian government is a gigantic murdering bully. They are the ones started the hostility, not ONLF or Somalis. People living in *******ya are still alive, despite nearly half a century of dispossession, oppression, and brutality. Their spirit of Jihad did not vanish. The oppression has not been able to silence the ********ya people, nor has it been able to crush their will and determination for freedom and independence.

 

Our brothers and sisters in that region are aware of the huge price and the magnitude of the sacrifice they have to make. They have already made enormous sacrifices. For several years our brothers have been killed, our women have been raped. What is taking place cannot be tolerated by any nation. There is no doubt that our brothers and sisters desperately need our support.

 

May Allah unite the ranks of the somalian people and keep them strong, supporting each other against all the plots and conspiracies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this