Cowke Posted April 5, 2010 Saalax Badbaado: “Gaal Ayaan Ahaan Jirey Hadda Waan Ka Toobadkeenay” (Dhegayso) April 5, 2010 | NEWS 3 comments Salaax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado), oo bartamihii bishii Feberaayo isaga baxay Baarlamaanka Federaalka isla markaana u galay xoogaga ka soo horjeeda Dawladda ayaa afka furtey oo hadley. Saalax Badbaado ayaa sheegay in maalintii hore ee uu qabtey shirka jaraa’id uu ka xishooday in uu is yaraahdo Gaal ayaan ahaa, waxaase aan maanta ku dhiiranayaa in aan gaal ahaan jirey waagii aan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaala, Saalax Badbaado ayaa daliil ka dhigtey Xadiis saxiix ah oo xitaa arbiciinka laga helo kaas oo ah “Qofkii ´diintaan wax aan ahay ku soo darsada waa lagu celinayaa” xildhibaanka ayaa raddigaas loogu sheegay murtadnimo. Dhegayso Xildhibaankii hore oo ka sheekaynaya Noloshiisa: Saalax Badbaado ayaa sheegay in maanta uu gaalow ka toobad keenayo, waxaana uu dadkii ka baryey in ay u duceeyaan in rabbi toobadda ka aqbalo. Inkasta oo gaalnimada laga baxo oo tawxiidka lagu dhawaaqo ayaanu sheegin wadaadku in mar labaad tawxiidka loo qabtey iyo in kale. Xildhibaankii hore ee Federaalka ayaa ka hadley dastuurka dawladda loo qoraayo iyo arimaha is waafajinta shareecada, sida ay u qaldan yihiin ee ay diinta u hareer marsan yihiin. Saalax Badbaado ayaa ka soo galay Baarlamaanka Federaalka Gobolada Waqooyi ama Somaliland, waxaana uu ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Shirkii Kenya ka soo galay Baarlamaanka Federaalka. Cabdirisaaq Shiino Horseed Media You can Listen Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 5, 2010 Is this the takfiiri gaalnimo of Al shabaab or real apostasy? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2010 looooooooooooooooooooool@gaal ayaan ahaan jiray ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 6, 2010 Coz he was with Ridada!! Confession miyaa waxaani Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted April 6, 2010 from gaalnimo to kufaarnimo mardhow isagoo indho guduudan baa la arkayaa mar dhow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 8, 2010 Jacayl welcome to somalia politics where it gets it REALLY CRAZYYYYYYYY Quote Share this post Link to post Share on other sites