Cowke Posted September 28, 2009 Dowlada Itaalka daran ee u Madaxweynaha ka yahay Shariif sheekh Axmed ayaa guul darro xoog leh ka heysata taageeradii shacabka iyo waliba Awoodii dhanka ciidanka Labo maalin ka hor ayey aheyd markii u Taliyaha nabad Sugida DFKMG ee Somaliya Gen Maxamed Sheekh u sheegay in 10 Askaari oo Shabaab ah aay ka awood badan yahiin 100 Askaari oo dowlada ka tirsan taasi oo ka mid ah guul darroyinka Dowlada Shariifka oo u sii ruun ah uga hadlay taliyahu. Halkan ka akhri Hadalkii Gen Maxamed sheekh Taasi ayaa hadana waxa ka sii daran sidaa shacabka Somaliyeed u nacay dowlada Itaalka daran ee Xeebahii Iyo Mashruucyadii Ummada ka iibsatay Dowladaha deriska, waxana shalay ka dhacay magaalada Baydhabo mudaaharad loga soo horjeedo dowlada Shariifka iyo waliba Dowladaha taageera Sidaa Ugandha Iyo Ethiopia Haddaba mudaaharadka ayaa waxa sii weyn uga dhex muqday gabadh iyada oo aad u xamaasadeysan Oo qiiro wadaninimo heyso taasi oo xabad madaxa kala dhacday Sawirka Shariif Sheekh Axmed iyada oo weliba toddoba balooto ku dhufatay sawirka Shariifka, sheegtana inay hadii aay arki laheyd ku dhufan laheyd Toddoba Balooto oo ruun ah Taasi oo muujin Naceybka shacabka Somalidu u qaday Dowlada Itaalka daran iyo Waliba Mas’uuliyiinta dowlada oo iyagu hada iskugu soo ururay kuwa taageerada calaamka kaliya heysata, Halka aay tii Shacabkana ka Ooman yahiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 28, 2009 The target pic looks like faroole Quote Share this post Link to post Share on other sites
bint hamid Posted September 28, 2009 good shot! may Allah steady her hand and guide her on the right path Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 28, 2009 Originally posted by bint hamid: good shot! may Allah steady her hand and guide her on the right path Weliba ado naxli iyo xaraan doon ah ayad Illah SWT baryesa....ar adunkaan muxu is bedeley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 28, 2009 propoganda Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 28, 2009 Baydhabo: Shariif Sheekh Axmed iyo Yuweri Musaveni oo Sawiradooda lagu gubey gudaha Magaalada Baydhabo. 27. september 2009 Baydhabo(AllPuntland )- Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa maanta lugu gubey gudaha Magaalo Madaxda gobalka Baay ee Baydhabo, waxaana dad badan oo iskugu soo baxay gudaha magaaladaasi ay ku dhawaaqayeen hadalo ay uga soo horjeedaan dawladda Soomaaliya iyo AMISOM. Islaamiyiinta gacanta ku haya magaalada Baydhabo ayaa sawirada labadaasi Madaxweyne, waxa ay ku gubeen gudaha magaalada Baydhabo, ayagoo dadka Baydhabo ugu baaqay in ay qeyb ka qaataan dagaalada looga soo horjeeda waxa ay ugu yeereen dad ka soo horjeeda Diinta Islaamka. “ Walaalaha Islaamka ah waxaan ugu baaqeynaa in ay qeyb ka qataan Difaacida Diinta Islaamka, waxaan leenahay noqda kuwii farxad galiya Alle, isla markaasna xumaan ku abuura dadka cadowga ku ah Alle iyo Diinteena Suuban” Ayuu yiri mid ka mid ah Madaxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo. Al- Shabaab waxa ay gubeen Calamada Itoobiya, Kenya, Ugandha iyo Mareykanka, dhinaca kalena waxay gubeen Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ugandha Yuweri Musaveni, oo ay ku sheegeen kuwa ka soo horjeeda Diinta Islaamka. Dadka magaalada Baydhabo ayaa hada umuuqda kuwa goostay go’aan ah in aysan taageerin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna dadka Baydhabo aad uga soo horjeedeen maanta dawladda Soomaaliya iyo dadka ka soo jeeda Baydhabo ee ku jira dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, oo uu ka mid yahay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 28, 2009 Al- Shabaab waxa ay gubeen Calamada Itoobiya, Kenya, Ugandha iyo Mareykanka, dhinaca kalena waxay gubeen Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ugandha Yuweri Musaveni, oo ay ku sheegeen kuwa ka soo horjeeda Diinta Islaamka. Dadka magaalada Baydhabo ayaa hada umuuqda kuwa goostay go’aan ah in aysan taageerin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna dadka Baydhabo aad uga soo horjeedeen maanta dawladda Soomaaliya iyo dadka ka soo jeeda Baydhabo ee ku jira dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, oo uu ka mid yahay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zinki Posted September 29, 2009 MashaAllah TabarakAllah! What a beautiful sister! If only most of the so called men of today had an ounce of her bravery and honor. Instead,Crying words like ''propaganda and nonsense'' is just a barrier enough to define the gap. Viva the Mujahideen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 29, 2009 ^^^^Are you for REAL :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zinki Posted September 29, 2009 ^It depends on your definition of the word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted September 29, 2009 LOL what a load of crap. That doesn't even look like the President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted September 29, 2009 Originally posted by bint hamid: good shot! may Allah steady her hand and guide her on the right path LOL u sure that's not you, trying to shoot a big, non-moving picture from 5 feet away? Quote Share this post Link to post Share on other sites